Xiriirka Kubada Cagta Jubbaland Oo Eedeyn U Jeediyay Maamulka G/Banaadir

0
182

Warsaxaafadeed ay soo saaren Xiriirka Kubadda Cagta ee Jubbaland, ayaa  eedeyn loogu soo jeediyayay Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoona ku soo eedeeyay in Xiddigihii shalay la ciyaaray uu ku jiray Xiddiga Ajnabi ah oo u dhashay Dalka Kenya waa isda ay hadalka u dhigeene.

Xiriirka Jubbaland ayaa sidookale sheegay in ciyaaryahankaan uu katirsan yahay mid kamida kooxaha Heerka kowaad ee ka dhsian Caasimada, taasna ay jabineyso qeyb kamid ah sharciyada tartanka.

Warsaxaafadeedka ayaana  u qornaa sida atan: