Waxaa la shaaciyey safafka kowaad ee xulalka France iyo Pere ee kulanka labaad Group-kooda C.
Les Blue waxa ay isha ku hayaan xaqiijin wareegga 16-ka kaddib markii ay badiyeen kulankii kowaad.
Peru, iyagu waxa ay raadinayaan guushii kowaad maadama kulankii kowaad laga soo badiyey.
Ciyaarta ka horreeysay ee isla Group-ka waxaa ee Denmark Vs Australia waxa ay ku dhammaatay 1-1.
France waxaa safkeeda ku so bilowday Oliver Giroud waxaana ku weheliya Griezmann.
SAFAFKA LABADA DAL
France: Lloris; Hernandez, Umtiti, Varane, Pavard; Kante, Pogba; Mbappe, Matuidi, Griezmann; Giroud
Peru: Gallese; Advincula, Ramos, Rodriguez, Trauco; Aquino, Yotun, Carrillo, Flores, Farfan; Guerrero