Kooxda Kubada Kolayga ee Dekeda oo Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Kubada Kolayga

0
184

Kooxda kubada kolayga ee Dekeda ayaa si dheereysatay horyaalka kubada kolayga ee 2017/2018 kooxda kubada kolayga ee dkedaya ayaa guulo is daba jooga gaartay 3 kulan ee ugu danbeesay oo ay ciyaarto Horyaalka kubada kolayga ee Soomaliya

Kooxda kubada kolayga ee Dekeda ayaa kulankeedii ugu danbeyay waxay ka adkaatay kooxda kubada kolayga ee Horseed waxaana ay kaga adkaadeen 70 iyo 50

Kooxda kubada kolayga ee Dekeda ayaa haatan ku naaloneysa hogaanka sare ee horyaalka kubada kolayga ee Soomaaliya waxayna leeyihiin 18 dhibcood

Kooxda kubada kolayga ee Dekeda ayaa loo soo saadaalinaya in horyaalkan bilawga ay ku guuleysan karaan maadama ay ku bilabatay Horyalka kubada kolayga 3 Guul oo is daba jooga

Kooxda kubada kolayga ee Heegan ayaa soo tiigsaneysa kaalinta labaad ee horyaalka kubada kolayga halka 3 ay ku jirto kooxda Horseed ee kubada kolayga