Kooxda Horseed ayaa markaan u dhaqaaqday qaar ka mida Laacibiinti ay iska fasaxeen Kooxda LLB Jeenyo, juwaas oo qaarkood ku biiray Kooxa kale sida Kooxda Dakadda.

Xidigaha kala ah Xasan Cabdi Nuur Geesey (Xasaasi) iyo Maxamuud Cabdi Nuur (Mayman) ayaa si rasmi ah ugu biireyn kooxda kubdda cagta Horseed.

Xiddigahaan ayaa ka qayb ah Xiddihigihii ay dhawaan iska fasaxday Kooxda LLB Jeenyo, waaana Xiddigo muhiim u noqondoono Kooxda Horseed.

Kooxda LLB Jeenyo, ayaa dhawaan waxa ay iska fasaxday Xiddigo dhawr ah, waxaana Xidigahaas ka mid ahaa Goolhayihii Xulka Qaranka Soomaaliyeed, Mustaf Nakuja oo si rasmi ah ugu biiray Kooxda Heegan