Jose Mourinho Oo Lala Xiriirinayo Shaqada Tababaranimo Ee Portugal

0
117

Jose mourinho ayaa sandkisii labaad ee kooxda Manchester ku dhameestay boooska labaad xaga xili kooxda dariska ay yihii ay hanteen horyaalka premier league fasal ciyaareedkan .

Manchester ayaa laga saramaray 19 dhibcood iyada oona kooxda City horyaalka ku qaaday dhibco rikoor ah oo gaaraya 100 dhibcood .

Mourinho ayaa lal xiriirinayey in uu ka baxayo garoonka Old Tarford isag oona loo xaglinayey qabshada xilka kooxada PSG .

Sidookale waxaa jirta 55-jirkan fursad uu macalin ugu noqon karo xulkiisa Portugal balse macalinkii hore ee chelsea ayaa isaga diiday in uu ka baxo kooxda Manchester.

Waxa la weydiyey suurta galnimada in uu noqdo macalinka xiga ee Portugal : “maya maya koox iyo xulba ima muuqdaan .

“ waxaan umaleenayaa u noqoshada macalin kooxda iney tahay shaqadeyda . Maxaayeelay waxaan doonayaa inaan ciyaaro kulan asbuuc walba iyo tababar joogta ah .