Hordhaca: Kulanka Xiisaha Leh Ee Man United Vs Tottenham

0
217

Kooxda Manchester United, ayaa Garooonkeeda Old Tarford waxa ay ku soo dhaweyn doontaa Dhigeeda Tottenham Hotspur Kulan ka tirsan Tartanka English Premier League, waana Kulanka Ugu xiisaha badan Todobaadkaan Horyaalka england.

manchester United, ayaa Kulankeedii ugu danbeeyay la soo kulntay Guul darro, iyadoo Markaan doponaysaa inay Gurigooda guulm uga gaaraan Kooxda Tottenham oo la ogyahay waxa ay ku soo dhigtay Kooxda ka dhigan Gobolka Maraside-ka ee liverpool.

Wararka Labada Kooxood:

Tottenham Hospur ayaa kulanka weyn doonta xidigaha Victor Wanyama kaa uu dhaawac qaba sido kale ciyaartan ayaa laga yaabi inuu 90-ka daqiiqo dhameysto weeraryahanka Fernando Llorente wuxuuna u noqon doona kulankiise ugu horeyay uu 900-ka daqiiqo dhameysto.

Paul Pogba, Michael Carrick, Marouane Fellaini iyo Michael Carrick ayaa dhamaantooda maqan, sidoo kale Herrera ayaa la filaya inuu kusoo biloowdo , Daley Blind ayaana la filaya khadka dhexe inuu kusoo biloowdo.

Tottenham ayaa qasaartay 20-tan kamid ah 25-kii kulan ee Premier League uu ay ku ciyaartay garoonka Old Trafford taas ayaana ah in loo diiwan galiyay rikoor xumo kooxda Tottenham.

Tartanka: English Premier League

Labada kooxood: Man unitd Vs Tottenham

Garoonka: Old Traford

Saacada: 2:30 Duhurnimo