Harry Kane Oo Ku Guulaystay Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii December

0
276

Harry Kane proudly shows off his Premier League Player of the Month award for DecemberCayaaryahanka  kooxda kubada Cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa ku Guuleystey Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee Horyaalka Premier League dalka England kadib markii uu qabtay shaqadii ugu fiicneyd.

Harry Kane oo Cayaaray 6 kulan oo horyaalka England bishii ugu danbeysey Sanadkii dhamaaday ee 2017 ayaa dhaliyey 8 Gool mana jiro Cayaaryahan lamid ah oo sidaa oo kale Sameeyey.

Kane, ayaa sidoo kale dhaliyey 39 Gool oo Horyaalka Premier Leagu ah intii lagu guda jirey Sanadkii dhamaaday ee 2017 isaga oo lasinmay Record uu dhigay Cayaaryahankii hore ee Liverpool Steven Gerrard sidaa daraadeed ayaa loo gudoonsiiyey abaal marinta Premier League Player of the Month.

Harry Kane, ayaa haatan ka mida Weeraryahanda ugu Tayada Fiian ee ka ciyaara Horyaalada ugu caansan qaarada  Yurub waxaana Adeega Xiddigaan baadi goob ugu jirto Kooxda Los Balancos.

Kane poses with his EA Sports stats card after topping an eight-man shortlist