Hambalyo.Hambalyo:Kooxda Dekeda oo ku guuleesatay horyaalka soomaliya

0
121

Kooxda kubada cagta ee dekeda ee horyaalkeena somaliya ayaa ku guuleesatay horyalka dalkeena somaliya mudo dheer oo koxdaasi ay koob ay u oomneed ugu dambeena tababarihii hore ee Elman macalin yuu cali ayaa dekeda ku hogaamiyay inay qaado horayalka dalka 1o wax kabadan kadib

Dekeda ayaa hogaanka wexey heesay mudo dheer waxana daba ordayay kooxaha elman iyo banaadir sports club oo horyaalka difaacaneesay laakiin wiilasha dekeda ayaa markan muujiyay karti iyo ad adeega madama ay kooxda gacanta ugaliyeeen horyaalka somaliya oo tobanaan sano dekeda aysan dekeda ku guuleesan qaar kamida ciyaartooyda ka ciyaara horyaalka dalkeena somaliya ayaana uhambalyeeyay kooxda dekeda

Kooxda dekeda ayaa xagagii lasoo dhaafay wexey la wareegeen weeraryahankii kooxda jeenyo cabdi casiis maxamed cali catoosha oo horay uga tirsanaa kooxda jeenyo wuxuna xirtay catoosha numberka 1o aad ee kooxda dekeda wuxuuna ku hogaamiyay kooxda dekeda inay hanato horyaalka dalkeena

cabdi casiis catoosha oo guushii horyaalka kadib wax laga weydiiyay dareenkiisa ayaa amaanay dhamaan qeebaha kala duwan ee kooxda dekeda taagerayasha ciyartooyda macalimiinta iyo dhaman shaqaalaha kooxda dekeda asagoona hambalyo hawada umariyay dhamaan taagerayaasha kooxda dekeda oo hanatay horyaalka heerka kowaad ee dalkeena somaliya

sidoo kale tababaraha kooxda dekeda macalin yuusuf cali nuur yuu cali ayaa bartisa facebook ugu hambalyeey dhaman ciyaartoyda kooxa dekeda isagoo amaanay qaab ciyareedkii ay soo bandhigen ciyaartoyda kooxda dekeda oo xagaagan noqotay kooxda kowaad ee dalkeena somaliya

sidoo kale dekeda waxa xagaagan dib ay u heleen xidigoodii cabdi kariin cabdalle qubaye oo dalka dibadiisa ku maqnaa laakiin qubaaye ayaa dekeda dib ugu soo laabtay qeebihii dhexe ee horyaalka somaliya dekeda oo qadkeeda dhexe ay isku kaashadeen ciyaartooyda kala ah cabdi casiis maxamed cali catoosh cabdi kariin cabdalle qubaaye iyo ciyaartoy kale ayaa dekeda ku hogaamiayay hanashada horyaalka dalkena somaliya