Home WORLD SPORTS

WORLD SPORTS

Diego Simeone Oo Kala Doortay Neymar JR Iyo Kylian Mbappe

Tababaraha kooxda kubada cagta Atletico Madrid Diego Simeone ayaa shaaca ka qaaday in cida uu taagerada badan u hayo ciyaartooyda Kylian Mbappe iyo Neymar JR oo kawada tirsan kooxda PSG. Mbappe iyo Neymar ayaa ah xirfadlyaasha kubada cagta ugu qaalisan,kadib...

Alisson Becker Oo Maanta Tijaabada Caafimaadka U Mari Doona Liverpool

Goolhayaha kooxda Rome Alisson Becker ayaa soo gaaray magaalada London waxaana uu u sii safri doona gobolka Merseyside si uu maanta tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Liverpool. Alisson Becker ayaa soo gaabiyay fasaxiisa kadib koobka aduunka si uu go'aan uga...

Akhriso Fariinta Zlatan Ibrahimovic Ee Pual Pogba Kadib Guushii Koobka Aduunka

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa aaminsn in Paul Pogba uu aamusiyay kuwa dhaliila kadib guushii koobka aduunka ee 2018. Paul Pogba ayaa lagu amaanay qaab ciyaareedkii uu sameeyay ciyaarihii Russia,waxaana uu muujiyay sida uu u yahay xidig...

Messi Oo Dalabyo Suuqa Ah U Diray Kooxda Barcelona

Laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa naadigiisa ka dalbaday in kooxda lagu soo biiriyo lix saxiix oo cusub. Tan iyo Barca markii ay ku hungowday saxiixa Antoine Greizmann oo go’aansaday inuu joogo Atletico Madrid, waxa ay baadi goob u...

Safafka Rasmiga Ee Xulalka France Iyo Peru Oo La Soo Saaray

Waxaa la shaaciyey safafka kowaad ee xulalka France iyo Pere ee kulanka labaad Group-kooda C. Les Blue waxa ay isha ku hayaan xaqiijin wareegga 16-ka kaddib markii ay badiyeen kulankii kowaad. Peru, iyagu waxa ay raadinayaan guushii kowaad maadama kulankii kowaad...

Garsooray Dhex-Dhexaadiyay Kulankii Portugal Iyo Morocco Oo Fadeexo Bartamaha U Galay

Garsoorihii dhexdhexaadinayey ciyaartii xulka qaranka Portugal uu 1-0 kaga adkaaday Morocco ee sababay in dalkii ugu horreeyey ay ka hadhaan Koobka Adduunka ayaa la ogaaday inuu dhinac ahaa oo aanu caddaalad u haynin ciyaarta. Ciyaaryahannada iyo tababaraha xulka qaranka Morocco...

Sergio Ramos Oo U Jawaabay Halyeey Deigo Maradona

Kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaan waqti badan sugin si uu ugu jawaab celiyo halyayga xulka qaranka Argantina Diego Armando Maradona. halyayga xulka qaranka Argantina Diego Armando Maradona ayaa amaanay qaab ciyaareedka daafaca xulka qaranka...

Jose Mourinho Oo Saadaaliyay Ciyaarta Argentina Iyo Croatia

Macalinka reer Portugal iyo kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan fili doonin in Argentina ay ciyaari doonto kulan sahlan kulanka ay caawa ka hor imaan doonto xulka qaranka Croatia, sababa la xidhiidha sida uu u xoogan yahay...

Liverpool Oo War Wanaagsan Ka Heshay Xulka France

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa war wanaagsan ka heshay gudaha xulka qaranka Faransiiska kaddib markii lagu wargeliyey in ciyaartoy muhiim ah oo ka qayb-gelaya Koobka Adduunku uu ku riyoodo inuu ka ciyaaro garoonka Anfield. Liverpool oo dhowaan uu ka burburay...

Real Madrid Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Saxiixa Thiago

Tababaraha cusub ee Real Madrid, Julen Loptetegui ayaa loo ogolaaday inuu xili horeba degdeg u bilaabayo waayihiisa kooxda, isla markaana uu isku diyaariyo xili ciyaareedka soo socda ee 2018/19. Real Madrid ayaa suuqa u gelaysa ciyaaryahanno ay kula dagaallanto kooxda...