Home Wolfsburg

Wolfsburg

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Unai Emery Oo sheegay Inuu Xaliyay Khilaafkii U Dhexeeyay Edison Cavani Iyo Neymar

Macallinka Kooxda Paris saint German ee Unai Emery, ayaa shaaciyay inuu Xaliyay Khilaafkii balaarnaa ee U dhexeeyay Ciyaaryahanadiisa Weerarka uga Ciyaara Kooxda PSG ee Cavani iyo Neymar. Unai Emery, ayaa hoosta ka xariiqay in Laacibiintaan ay isku fahmi doonaan Riigoore...

Usain Bolt oo safan kara kulankiisii ugu horeeyay ee Manchester United

Orodyahanka caanka ah ee Usain Bolt ayaa la shaaciyay in uu ciyaari karo kulankiisii ugu horeeyay ee kooxda aadka uu utaageero ee Manchester united waxana uu ciyaari doona kulan dhex mari doona Duqowda Barcelona iyo Kuwa Manchester united Taariikhdu...

Manchester United oo markale soo celinaysa xiisaha ay u qabto Danny Rose

Kooxda Manchester United, ayaa lagu soo waramayaa inay mar kale xiiso u qabto Ninka Garabka Midig ka ciyaara ee Dany Rose, kaas oo kal hore lala xiriiriyay inay Inter Milan doonayso. Laacibkaan reer England, ayaa la hadal hayay inuu isaga...