Home Valencia

Valencia

Manchester United Oo Heshiisyo Cusub La Gashay Laba Kamid Ah Xidigaha Ugu Muhiimsan

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa heshiisyo cusub la gashay xidigaha kala ah Ashley Young iyo Daley Blind, waxaana qalinka ay ku duugeen heshiis hal sano ku sii heyn doona Old Trafford. Labadan xidig ayaa qandaraaskoodu idlaanayay dhamaadka ololaha...

Real Madrid Oo Rafa Mir Ka Dhigaysa Saxiixooda Ugu Horeeya ee Bisha Janaayo

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid, ayaa lagu soo waramayaa in Rafa Mir ay ka dhiganayaan Saxiixooda 1-aad ee Bishaan Janaayo oo uu Suuqa Furmay. Real Madrid ayaa dooneysay saxiixa Rafa Mir oo  20 jir, Waxayna doonaysay Bishii August ee...

Tababaraha Valencia Oo Shil Gaari Galay Waa Sidee Haatan Macallinka Xaaladiisa

Tababaraha Kooxda Kubada Cagta Valencia ee Marcelino García Toral, ayaa ku lug yeeshay shil Gaari oo ka dhacay Dalka Spain, Xilli uu ku sii jeeday Hoygiisa. Shilka, ayaa yimid Xilli Tababaraha uu Fasax Gaaban ka soo qaatay Kooxdiisa, islamarkaan uu...