Home Tottenham

Tottenham

Harry Kane Oo Bar-Bareeyay Rikoor Uu Horay U Dhigay Cristiano Ronaldo

Gooldhaliyaha naadiga Tottenham Hotspur, ee dalka Ingiriiska, udhashay ee lagu magacaabo Harry Kane, ayaa wuxuu soo bareejeeyay Rijoorka Gooldhalinta ee Wiilka haatan udheela Real, ee Ronaldo, ee Tartanka Premier League. Joogdheeraha Los Blancos, ayaa wuxuu ka dhaliyay kaliya marka laga...

Pochettino: Ma Dhici Doonto Inaan Barcelona Leyliyo

Tababaraha Naadiga Tottenham Hotspur, ayaa wuxuu ka hadlay suurta galnimada inuu maamule unoqdo camaaliqada Horyaalka Spain ee Barcelona, wuxuuna gabi ahaan diiday sheekadaas, isagoona ku tilmaamay mid aanan dhici karin. Asigoo wareysi siinayay Barnaamijka, El Transistor, ee ka baxa Idaacadda caanka ah...

Real Madrid Oo Lagu wargaliyay Lacagaha Ay Ku Helikaraan Harry Kane

Kooxda ka dhisan Caasimada Dalka Spain ee Real Madrid, ayaa si waali ah ugu raad joogta Xiddiga Kooxda Tottenham weerarka uga Ciyaara ee Harry Kane, waxaana haatan soo baxaya Warar sheegaya in Kooxda Spurs ay Los Balancos u sheegatay...

Hordhaca: Kulanka Xiisaha Badan ee Real Madrid Vs Tottenham Hotspur

Kooxda Tottenham, ayaa u safari doonta Garoonka ay ku ciyaarto Kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabeu, si ay ula soo ciyaarto Kooxda Los Balancos, kulan ka irsan taratnka Champions League. Tabaraha Kooxda Spurs-ka Mauricio Pochettino, ayaa waxaa ahaysta Dhibaato ah...

Perez Oo Lacagaha Benzema Ku Soo Xera Galinaya Harry Kane Iyo Dele Alli

Madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa diyaar u ah in uu u isticmaalo Karim Benzema qorshaha uu ka leeyahay Tottenham. Perez ayaa soo dhaweyn doona saraakiisha Spurs, oo uu ku jiro gudoomiyaha Daniel Levy, isagoo ku casuumi doona qado ka...

Guardiola oo Alderweireld u Arka Badalka Rasmig ah ee Vincent Kompany

Guardiola, ayaa eeganaya xidiga daafaca ugu ciyaara kooxda Tottenham ee lagu Magcaabo Alderweireld waxa uuna ka dhigayaa badalka waqtiga dheer ee kabtanka kooxdooda ee Vincent Kompany. Manchester City ayaa mudo dheer udirsatay wakiilo usoo idha dheeya daafacan dhexe kaas oo...

Kooxda Fenerbahce oo Ku Dhaw Saxiixa Xidig Ka Tirsan Tottenham Hotspur

Kooxda kubada cagta ee Fenerbahce oo ka ciyaarta horyaalka Turkiga ayaa lasoo warinayaa in ay heshiis la gareen xidiga kooxda Tottenham ka tirsan ee Vincent Janssen Suuqa kala iibsiga horyaalka Turkiga ayaa wali furan wuxuuna xirmi doona saqda dhexe ee...

Mauricio Pochettino “ Ciyaartoydeena waxaa haysataa Dhibaato Maskixiyan ah”

Macallinka Kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino, ayaa sheegay in Ciyaartooyda Kooxda Tottenham ay haysato Dhibaato Maskaxiyan ah, ka dib markii Kooxda laga dhaliyay Goolal soo daahay laba Kulan oo isku xigta. Maamulaha Spurs-ka, ayaa Difaacan waayay shalay Gool ay ku...

Davinson Sanchez oo Tijaabada Caafimaadka Umaraya Tottenham Hotspur

Ciyaariyahanka kooxda kubada cagta ee Ajax ciyaariyahan Davinson Sanchez ayaa tijaabada caafimaadka umaraya kooxda Tottenham Hotspur xidigan ayaa Tottenham ugu biiraya aduun dhan 42 million Xidigan ayaa la fahansanyahay in uu qalinka ugu duugi doono Tottenham Heshiis 6 sano ah...

Delli Ali oo sheegay inuu doonayo inuu iska badalo Wakiilkiisa

Laacibka kooxda Tottenham Ninka lagu Magacaabo Delli Ali, ayaa markaan doonaya inuu iska badalo Wakiilkiisa, isagoona markaan damacsan Ali inuu Wakiil Cusub yeesho. Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayey u noqonaysa talaabo ay ku farxaan, maadaama Xiddigaan in Muddo ah...