Home Tottenham

Tottenham

Tottenham oo iska diiday Dalab ay Chelsea ka gudbisay Danny Rose

Kooxda Chelsea, ayaa dalab ka gudbisay Laacibka Kooxda Tottenham Ninka lagu magacaabo Danny Rose, balse Spurs-ka ayaa iska diiday dalabkaan uga yimid Kooxda Difaacanaysa Horyaalka Premier Legue ee Chelsea. Warar hadda soo baxaya, ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda Chelsea...

Manchester United Oo Ku Dhaw Saxiixa Laacib Gadood Ka Ah Kooxda Tottenham

Kooxda ku Ciyaarta Garoonka Old Traford ee Manchester United, ayaa ku raja weyn inay soo qaadato Daafaca Danbeedka Bidix uga Ciyaara Qaranka England iyo Kooxda Tottenham si ay mar kale u xoojiyaan Dalabkooda ku aadan Laacibkaan, Sida ay ku...

Chelsea Oo Xiddig Ka Ciyaara EPL-Ka Ku Garaacaysa Kooxda Tottenham

Kooxda Horyaalnimada England haaysta ee Chelsea ayaa ku dhaw ineey Tottenham ku garaacdo xidiga khadka Dhexe uga Ciyaara kooxda Evrton una dhashay xulka England ee Ros Barkly sida aay ila wareedyo soo warinayaan Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, Chelsea...

Harry Kane Oo Ku Guulaystay Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii December

Cayaaryahanka  kooxda kubada Cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa ku Guuleystey Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee Horyaalka Premier League dalka England kadib markii uu qabtay shaqadii ugu fiicneyd. Harry Kane oo Cayaaray 6 kulan oo horyaalka England bishii ugu danbeysey Sanadkii dhamaaday ee...

Davinson Sanchez oo Tijaabada Caafimaadka Umaraya Tottenham Hotspur

Ciyaariyahanka kooxda kubada cagta ee Ajax ciyaariyahan Davinson Sanchez ayaa tijaabada caafimaadka umaraya kooxda Tottenham Hotspur xidigan ayaa Tottenham ugu biiraya aduun dhan 42 million Xidigan ayaa la fahansanyahay in uu qalinka ugu duugi doono Tottenham Heshiis 6 sano ah...

Chelsea oo Guul soo daahday ka gaartay Kooxda Tottenham

Kulan aad u xiisa badnaa, ayaa shalay waxaa wada ciyaaray Kooxaha Chelsea iyo Naadiga Tottenham, Ciyaartaan oo ahayd mid aad u xiisa badan, ayaa waxa ay ka dhacaysay Garoonka Kooxda Tottenham ee Wembley. Chelsea oo kulankii hore ee furitaanka Horyaalka...

Harry Kane Oo Bar-Bareeyay Rikoor Uu Horay U Dhigay Cristiano Ronaldo

Gooldhaliyaha naadiga Tottenham Hotspur, ee dalka Ingiriiska, udhashay ee lagu magacaabo Harry Kane, ayaa wuxuu soo bareejeeyay Rijoorka Gooldhalinta ee Wiilka haatan udheela Real, ee Ronaldo, ee Tartanka Premier League. Joogdheeraha Los Blancos, ayaa wuxuu ka dhaliyay kaliya marka laga...

Guardiola oo Alderweireld u Arka Badalka Rasmig ah ee Vincent Kompany

Guardiola, ayaa eeganaya xidiga daafaca ugu ciyaara kooxda Tottenham ee lagu Magcaabo Alderweireld waxa uuna ka dhigayaa badalka waqtiga dheer ee kabtanka kooxdooda ee Vincent Kompany. Manchester City ayaa mudo dheer udirsatay wakiilo usoo idha dheeya daafacan dhexe kaas oo...

Real Madrid Oo Lagu wargaliyay Lacagaha Ay Ku Helikaraan Harry Kane

Kooxda ka dhisan Caasimada Dalka Spain ee Real Madrid, ayaa si waali ah ugu raad joogta Xiddiga Kooxda Tottenham weerarka uga Ciyaara ee Harry Kane, waxaana haatan soo baxaya Warar sheegaya in Kooxda Spurs ay Los Balancos u sheegatay...

Hordhaca: Kulanka Xiisaha Leh Ee Man United Vs Tottenham

Kooxda Manchester United, ayaa Garooonkeeda Old Tarford waxa ay ku soo dhaweyn doontaa Dhigeeda Tottenham Hotspur Kulan ka tirsan Tartanka English Premier League, waana Kulanka Ugu xiisaha badan Todobaadkaan Horyaalka england. manchester United, ayaa Kulankeedii ugu danbeeyay la soo kulntay...