Home Tottenham

Tottenham

Hordhaca: Kulanka Tottenham Vs Real Madrid

Kooxaha Tottenham iyo Real Madrid, ayaa isku fara saari doono garoonka xulka qaranka England, ee lagu magacaabo Wambaley, kulan ciyaareed aad uxiiso badan oo badan heerka Group-yadda ee tartanka Champions League. Madrid ayaa wajaheysa kooxdan London ka dhisan, iyadoo qabta...

Hordhaca: Kulanka xiisaha badan ee Chelsea Vs Tottenham

Macallinka kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa sheegay in kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ay tahay inay isku dayaan sidii ay ugu guuleysan lahaayeen kooxda Tottenham Hotspur kulanka maanta oo Axada dhacaya. Tottenham xilli ciyaareedkooda afaraad waxaa hogaaminaya tababare Mauricio Pochettino,...

Delli Ali oo sheegay inuu doonayo inuu iska badalo Wakiilkiisa

Laacibka kooxda Tottenham Ninka lagu Magacaabo Delli Ali, ayaa markaan doonaya inuu iska badalo Wakiilkiisa, isagoona markaan damacsan Ali inuu Wakiil Cusub yeesho. Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayey u noqonaysa talaabo ay ku farxaan, maadaama Xiddigaan in Muddo ah...

Harry Kane Oo Ku Guulaystay Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii December

Cayaaryahanka  kooxda kubada Cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa ku Guuleystey Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee Horyaalka Premier League dalka England kadib markii uu qabtay shaqadii ugu fiicneyd. Harry Kane oo Cayaaray 6 kulan oo horyaalka England bishii ugu danbeysey Sanadkii dhamaaday ee...

Kooxaha Ilaa Haatan Xaqiijiyay Inay U Soo Baxeen Wareega 16-Ka Ee UCL

Lix kooxood ayaa ilaa haatan si rasmi ah u xaqiijiyay booskooda wareega 16ka Champions League, halka todobo koox kale ay qarka usaaran yihiin in ay soo baxaaan. Weli waxaa jira labo kulan oo ka haray wareega group-ka, laakiin weli koxaha...

Pochettino: ‘Waan Garanaya Sababta Uu Countinho Ugu Biiray Barcelona’

Tababaraha Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino, ayaa sheegay inuu fahmi karo sababta uu Philippe Coutinho u doonayo inuu ka tago Liverpool uuna ugu biiray Barcelona. Xiddiga reer Brazil ayaa dhameystiray heshiiskii uu ugu wareegay Barca  oo ahaa 142 milyan ginni isbuucii...

Chelsea Oo Xiddig Ka Ciyaara EPL-Ka Ku Garaacaysa Kooxda Tottenham

Kooxda Horyaalnimada England haaysta ee Chelsea ayaa ku dhaw ineey Tottenham ku garaacdo xidiga khadka Dhexe uga Ciyaara kooxda Evrton una dhashay xulka England ee Ros Barkly sida aay ila wareedyo soo warinayaan Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, Chelsea...

Tottenham oo iska diiday Dalab ay Chelsea ka gudbisay Danny Rose

Kooxda Chelsea, ayaa dalab ka gudbisay Laacibka Kooxda Tottenham Ninka lagu magacaabo Danny Rose, balse Spurs-ka ayaa iska diiday dalabkaan uga yimid Kooxda Difaacanaysa Horyaalka Premier Legue ee Chelsea. Warar hadda soo baxaya, ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda Chelsea...

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Chelsea oo Guul soo daahday ka gaartay Kooxda Tottenham

Kulan aad u xiisa badnaa, ayaa shalay waxaa wada ciyaaray Kooxaha Chelsea iyo Naadiga Tottenham, Ciyaartaan oo ahayd mid aad u xiisa badan, ayaa waxa ay ka dhacaysay Garoonka Kooxda Tottenham ee Wembley. Chelsea oo kulankii hore ee furitaanka Horyaalka...