Home Tottenham

Tottenham

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Pochettino: ‘Waan Garanaya Sababta Uu Countinho Ugu Biiray Barcelona’

Tababaraha Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino, ayaa sheegay inuu fahmi karo sababta uu Philippe Coutinho u doonayo inuu ka tago Liverpool uuna ugu biiray Barcelona. Xiddiga reer Brazil ayaa dhameystiray heshiiskii uu ugu wareegay Barca  oo ahaa 142 milyan ginni isbuucii...

Harry Kane Oo Ku Guulaystay Xiddigii Ugu Fiicnaa Bishii December

Cayaaryahanka  kooxda kubada Cagta Tottenham ee Harry Kane ayaa ku Guuleystey Cayaaryahankii ugu fiicnaa ee Horyaalka Premier League dalka England kadib markii uu qabtay shaqadii ugu fiicneyd. Harry Kane oo Cayaaray 6 kulan oo horyaalka England bishii ugu danbeysey Sanadkii dhamaaday ee...

Manchester United Oo Ku Dhaw Saxiixa Laacib Gadood Ka Ah Kooxda Tottenham

Kooxda ku Ciyaarta Garoonka Old Traford ee Manchester United, ayaa ku raja weyn inay soo qaadato Daafaca Danbeedka Bidix uga Ciyaara Qaranka England iyo Kooxda Tottenham si ay mar kale u xoojiyaan Dalabkooda ku aadan Laacibkaan, Sida ay ku...

Kooxaha Ilaa Haatan Xaqiijiyay Inay U Soo Baxeen Wareega 16-Ka Ee UCL

Lix kooxood ayaa ilaa haatan si rasmi ah u xaqiijiyay booskooda wareega 16ka Champions League, halka todobo koox kale ay qarka usaaran yihiin in ay soo baxaaan. Weli waxaa jira labo kulan oo ka haray wareega group-ka, laakiin weli koxaha...

Chelsea Oo Xiddig Ka Ciyaara EPL-Ka Ku Garaacaysa Kooxda Tottenham

Kooxda Horyaalnimada England haaysta ee Chelsea ayaa ku dhaw ineey Tottenham ku garaacdo xidiga khadka Dhexe uga Ciyaara kooxda Evrton una dhashay xulka England ee Ros Barkly sida aay ila wareedyo soo warinayaan Sida laga soo xigtay wargeyska The Sun, Chelsea...

Arsenal Iyo Tottenham Oo Ku Dagaalamaya Da’Yar Ka Ciyaara Jarmalka

Kooxaha kawada dhisan magaalada london ee Tottenham Hotspur iyo Arsenal ayaa kuwada hardamaya baadi goobka lowgu jiro xidiga kooxda ka ciyaarta horyaalka Germany ee Goretzka kaas oo uciyaara Schalke sida laga soo xiganayo The Mirror . Arsenal ayaa ku horeysay...

Hordhaca: Kulanka Tottenham Vs Real Madrid

Kooxaha Tottenham iyo Real Madrid, ayaa isku fara saari doono garoonka xulka qaranka England, ee lagu magacaabo Wambaley, kulan ciyaareed aad uxiiso badan oo badan heerka Group-yadda ee tartanka Champions League. Madrid ayaa wajaheysa kooxdan London ka dhisan, iyadoo qabta...

Harry Kane Oo Seegi Doona Kulanka Man United Vs Tottenham Hotspur

Laacibka Weerarka uga Ciyaara Kooxda Tottenham Hotspur ee harry Kane, ayaa lagu soo waramayaa inuu seegi doono Kulanka Xiisaha badan ee Galabta ay wada Ciyaari doonaan kooxaha manchester United iyo Tottenham. Kane ayaa ku biiray Victor Wanyama liiska dhaawacyada Spurs,...

Hordhaca: Kulanka Xiisaha Leh Ee Man United Vs Tottenham

Kooxda Manchester United, ayaa Garooonkeeda Old Tarford waxa ay ku soo dhaweyn doontaa Dhigeeda Tottenham Hotspur Kulan ka tirsan Tartanka English Premier League, waana Kulanka Ugu xiisaha badan Todobaadkaan Horyaalka england. manchester United, ayaa Kulankeedii ugu danbeeyay la soo kulntay...