Home WARARKA SUUQA

WARARKA SUUQA

Thiago Alcantara Oo Doonaya Kusoo Laabashada Barca

Xidiga xulka qaranka Spain iyo naadiga Bayern Munich ee Thiago Alcantara, ayaa wuxuu doonayaa inuu kusoo laabto Barcelona, sida laga soo xigtay Majaladda AS ee kasoo baxda caasimada Madrid. Warkaan wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Manchester United si wayn loo hadalhayo...

Manchester City Oo Markale Ciqaabtay Arsenal Iyo Wenger Oo Cadaadiska Uu Ku Sii Kordhay

Kooxaha kubada cagta ee Manchester City iyo Arsenal ayaa xalay fooda isku daray garoonka Emirates ee Gunners, laakiin ciyaartaasi ayey u wanaagsaneed Citizens, oo guusha ay ku raacday 3-0. Pep Guardiola iyo ciyaartooydiisa Manchester City ayaa in kufilan dhibaateyay Arsenal...

Manchester United Oo Heshiisyo Cusub La Gashay Laba Kamid Ah Xidigaha Ugu Muhiimsan

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa heshiisyo cusub la gashay xidigaha kala ah Ashley Young iyo Daley Blind, waxaana qalinka ay ku duugeen heshiis hal sano ku sii heyn doona Old Trafford. Labadan xidig ayaa qandaraaskoodu idlaanayay dhamaadka ololaha...

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Walcott Oo Tijaabada Caafimaadka U Maray Everton Xilli Uu Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray

Theo Walcott ayaa lagu soo waramayaa inuu maray tijaabada caafimaadka islamarkaana uu heshiis shaqsi ah u saxiixay ka hor inta uusan 20 milyan oo ginni uga soo wareegin Arsenal uuna ku biiray Everton. 28 jirkaan ayaa la arkay isagoo ku...

Real Madrid Oo Soo Celinaysa Xiisaha Ay U Qabto Mauro Icardi

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo cusboonaysiisay  xiisaha ay u qabto kabtanka Inter Mauro Icardi. 24 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah u ahaa Nerazzurri xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyey 18 gool 20 kulan oo uu saftay. Los...

Arsenal Oo Olivier Giroud Ku Badalanaysa Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay fikradda ah inay ku jirto Olivier Giroud iyagoo qeyb uga dhigaya heshiiska ay kula soo saxiixanayaan weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang . Gunners ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni ku qabaan inay...

Emre Can Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Reds & Haddii Uu Ku Biirayo Juventus

Emre Can ayaa soo jeediyay inuu u furan yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Liverpool, inkastoo warar sheegaya inuu goor hore go'aansaday inuu Ka tago Kooxda Reds. Ciyaaryahanka khadka dhexe, ayaa lagu soo waramayaa inuu saxiixay heshiis qandaraas ah oo...

Jose Mourinho: ‘Henrikh Mkhitaryan Waa Macquul Inuu Kooxda Ka Tago’

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa albaabka u furay Henrikh Mkhitaryan una sheegay inuu ka tagi karo kooxda United. Ka hor inta aysan Red Devils '3-0 kaga badin Stoke City, tababaraha reer Portugal ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta Mkhitaryan uusan...

Lucas Moura Oo Shaaciyay Ka Tagista PSG & Kooxda Uu Ku Biirayo Oo La...

Lucas Moura  oo diirada u saaran Man United ayaa xaqiijiyay iney soo dhamaatay taariikhdiisa garoonka Parc des Pricness kadib markii uu noqday badal aan la adeegsan kulankii ay xalay kooxdiisa guusha ka gaartay Nantes. Xidigaan reer Brazil kaliya wuxuu saftay...