Home SPAIN

SPAIN

Thiago Alcantara Oo Doonaya Kusoo Laabashada Barca

Xidiga xulka qaranka Spain iyo naadiga Bayern Munich ee Thiago Alcantara, ayaa wuxuu doonayaa inuu kusoo laabto Barcelona, sida laga soo xigtay Majaladda AS ee kasoo baxda caasimada Madrid. Warkaan wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Manchester United si wayn loo hadalhayo...

Ronaldo Oo Lala Xiriirinayo Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa heshiis hor dhac ah la gaartay ciyaaryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo ay doonayaan inay dib ugu soo celiyaan garoonka Old Trafford. Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirinayay muddo dheer ku laabashada masraxa...

Neymar: Mustaqbalkeyga Waxaan Ka Hadli Doonaa Marka Uu Soo Idlaado Koobka Adduunka

Xiddiga kooxda PSG ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka la xiriirinaya ka mid noqoshada kooxda Real Madrid xilli ciyaaareedka dambe. Los Blancos ayaa si xoog leh ugu raad joogtay weeraryahanka Brazil iyadoo maalinb maalinta ka dambeysa ay sii xoogeysanayeen...

Real Madrid Oo Dalabyo Isdaba Jooga U Diraysa Mohamed Salah

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa ku dhow inay ka dhabeyso hadafkeeda ah in Mohamed Salah ay kusoo biiriyaan garoonka Santiago Bernabue xagaagan. Los Blancos ayaa la xiriirtay Liverpool si ay uga wada hadlaan qaabkii weeraryahanka Masaarida ah loo...

Tababare Ernesto Valverde Oo Si Kulul Uga Hadlay Guul Daraddii Xalay Soo Gaartay Kooxdiisa

Barcelona ayaa xalay guuldareysatay markii ugu horeysay fasal ciyaareedkaan kulamada La Liga kadib markii ay 5-4 qasaaro ah kala kulantay kooxda Levante. Kooxda ka dhisan gobolka Catalonia fasalkaan oo dhan lagama dhalin hal kulan saddex gool ka hor kulankii xalay...

Messi Oo Si Kulul Ula Hadlay Hogaamiyaha Kooxda Liverpool

Barcelona ayaana ku guuleysatay horyaalka iyo Copa Del rey xiddigaha kooxda haatan ku sugan ayeyna ku qaaday micnaheeda ay tahay in xiddigo kale ay u baahnayn. Messi ayaa rajeynaya kooxda Catalan ka timaada in dib u dhis lagu sameeyo si...

Atletico Madrid Oo Heshay Bedalka Saxda Ah Ee Antonio Griezmann

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqday xidiga Edinson Cavani ka oo u ciyaara kooxda Paris Saint-Germain si u bedeli ugu noqdo Antoine Griezmann, hadii ay waayaan weeraryahanka xagaagan. Xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa si aad...

Zidane Oo Ka Hadlay Qaab Ciyaareedka Salah Ka Hor Kulanka Fiinaalaha

Tababaraha reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka mucjisada xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah, wuxuuna hadalkiisu imanayaa kahor is aragooda kulanka finalka  UEFA Champions League ay isku arki doonaan kooxaha Real...

RASMI: UEFA Oo Shaaca Ka Qaaday Xiliga La Sameyn Doono Isku Aadka Wareega Afar...

Real Madrid, Bayern Munich, Barcelona iyo Liverpool ayaa u muuqda afarta kooxood ee isugu soo hari doona afar dhamaadka Champions League, madaama ay hormar ka sameeyeen kulamada lugta hore ee sideed dhamaadka. Iyadoo durba kulamadii koowaad laga ciyaaray wareega sideed...

James Milner Oo Gaaray Rikoor Ay Horay Champions League Uga Sameeyeen Neymar Iyo Rooney

Ciyaaryahanka xulka England iyo kooxda Liverpool James Milner ayaa gaaray rikoor dhanka gool caawinta Champions League oo uu horay u sameeyay Neymar. Liverpool ayaa xasuuq u geystay Manchester City ciyaar ka dhacday Anfield oo Reds ay goolasha ka kala heshay...