Home SOOMAALIDA

SOOMAALIDA

Diego Simeone Oo Kala Doortay Neymar JR Iyo Kylian Mbappe

Tababaraha kooxda kubada cagta Atletico Madrid Diego Simeone ayaa shaaca ka qaaday in cida uu taagerada badan u hayo ciyaartooyda Kylian Mbappe iyo Neymar JR oo kawada tirsan kooxda PSG. Mbappe iyo Neymar ayaa ah xirfadlyaasha kubada cagta ugu qaalisan,kadib...

Elman Iyo Gaadiidka Oo Galabta Ciyaari Doona Kulan Xiisa Badan

kooxaha Elman iyo Gaadiidka ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir Stadium waxayna wada ciyaari doonaan kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League. Kulanka oo ah mid ay isaga hor imaan doonaan xidigo si weyn looga yaqaano horyaalka Somali Premier...

Soomaaliya Oo Garsoorayaal Cusub Ku Yeelatay Xiriirka Kubada Cagta Ee FIFA

Iyadoo horay ay u jireen Garsoorayaal Soomaaliyeed oo ka tirsanaa Xiriirka Kubada Cagta Aduunka ee FIFA, ayaa haatan waxaa soo baxaya warar sheegaya in Garsoorayaal Cusub ay markale Soomaaliya ku yeelatay Xiriirka FIFA. Garsoorayaasha Cusub, ayaa waxa ay gaarayaan ilaa...

Sawirro: Elman Oo Ku Guulaysatay Koobka Spuer-Kaabaha Soomaaliya

Ciyaar aad u xiisa badnay oo Shalay ka dhacday Garoonka Banaadir Stadium, ayaa waxaa isku fara saaray Kooxaha Elman iyo Dekada Kulanka Fiinaalaha Koobka Super-Kaabka. Kulanka oo ahaa mid aad u xiisa badan, ayaa Labada kooxdba waxa ay soo bandhigeen...

Sawirro: Jubbaland Oo Hanatay Koobka Maamul Goboleedyada Dalka

Ciyaar Taariikhi ahayd oo shalay ka dhacday Garoonka Banaadir Stadium, ayaa waxa ay dhexmartay Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Kulankii Fiinaalaha ahaa ee Dowlad Goboleedyada Dalka. Kulnka oo ahaa mid aad u xiisa badnaa islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Masuuliyiin...

Horudhaca kulanka xiisaha badan ee Jubbaland iyo Puntland

Galabta ayaa garoonka Banaadir Stadium waxaa lag ciyaari doonaa kama danbeysta ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo galabta aad u xiisa badan. Ciyaarta kama danbeysta ayaa waxaa wada ciyaari doona ciyaartooyda maamulada Puntland iyo Jubbaland waana sanadkii labaad oo...

Jubbaland Oo Dhagta Dhiiga U Dartay Xulka Koonfur Galbeed

Ciyaar aad u xiisa badnayd islamarkaana ka tirsanayd Tartanka Maamul Goboleedyada Dalka, gaar ahaan wareega 4-Dhamaadka, ayaa shalay wax ay Garoonka Koonis ku dhexmartay Maamulada Jubbalnd Iyo Kan Koonfur Galbeed. Kulanka oo ahaa mid aad u xiisa badan, ayaa waxa...

Xulalka Puntland Iyo G/Banaadir Oo Galabta Kulan Wada Qaadan Doona

Iyadoo la soo gaaray Wareega 4-Dhamaadka ee Tartanka Maamul Goboleedyada, ayaa Galabta waxaa la ciyaari Doonaa mid ka mida kulamada ugu adga Tartankaaan. Garoonka Banaadir Stadium, ayaa Galabta waxa uu marti gali Doonaa kulan aad u xiisa badan kaa oo...

Jubbaland Oo Gabi Ahaan Tartanka Maamul Goboleedyada Ka Ciribtirtay Galmudug

Ciyaar aad u xiisa badnayd ooo shalay ka dhacday Garoonka Banaadir ayaa waxa ay dhexmartay Maamulada Jubbaland Iyo Galmudug iyadoo Ciyaataasna ay ku awood sheegatay Jubbaland oo iyadu soo tiigsatay Wareega 4-Dhamaadka ee Tartankaan. Kullanka ayaa ahaa mid aad u...

Maamulada Puntland Iyo HirShabeelle Oo Shalay Isku Garab Dhacay

Xulka difaacanaya koobka ee Puntland ayaa waqti dambe bar baro ka helay Hirshabeele ciyaar xiiso badan oo ka dhacday garoonka Koonis. Kullanka ayaa ahaa kii ugu adkaa ciyaaraha maamul goboleedyada waxa uuna ku soo dhamaaday  bar baro 3-3. Ciyaarta oo socota...