Home Roma

Roma

Hordhaca: Kulanka Chelsea Vs Roma

Chelsea iyo Roma ayaa caawa isku wajahan kulan katirsan Champions League, iyadoo labadoodaba guul darreysateen kulamadii horyaaladooda ee isbuucaan. Kooxda Blues ayaa qasaaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Crystal Palace,Naadiga Roma qasaaro kala kulmeen Napoli. Macalin Conte ayaa sheegay in...

Hordhaca: Kulanka Todobaadka Talyaaniga Kooxaha Ac Milan Vs Roma Oo Isku Dhagan

Kulan aad u xiisa badan, ayaa Horyaalka Dalka Talyaaniga laga ciyaari doonaa, iyadoo Kooxda Milan ay Garoonkeeda ku soo dhaweyn doonta Kooxda Roma. Milan ayaa dadaal ugu jirta in ay ka fogaadaan guul darro sedexaad oo xilli ciyaraeedkaan qabsata halka...

Degdeg: Riyad mahrez oo tijaabada caafimaadka umaraya kooxda Roma

  Ciyaariyahanka xulka qaranka Algeria iyo kooxda Leicester ciyaariyahan riyad mahrez ayaa tijaabada caafimaadka umaraya kooxda roma ee horyaalka Italian serie A waxaana wali la shaacin heshiiska uu xidigaasi ugu biiray kooxda roma Gabagadii horyaalka England ciyaariyahan mahrez ayaa shaaciyay in...