Home Real Madrid

Real Madrid

Ronaldo Oo Lala Xiriirinayo Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa heshiis hor dhac ah la gaartay ciyaaryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo ay doonayaan inay dib ugu soo celiyaan garoonka Old Trafford. Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirinayay muddo dheer ku laabashada masraxa...

Neymar: Mustaqbalkeyga Waxaan Ka Hadli Doonaa Marka Uu Soo Idlaado Koobka Adduunka

Xiddiga kooxda PSG ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka la xiriirinaya ka mid noqoshada kooxda Real Madrid xilli ciyaaareedka dambe. Los Blancos ayaa si xoog leh ugu raad joogtay weeraryahanka Brazil iyadoo maalinb maalinta ka dambeysa ay sii xoogeysanayeen...

Zidane Oo Ka Hadlay Qaab Ciyaareedka Salah Ka Hor Kulanka Fiinaalaha

Tababaraha reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka mucjisada xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah, wuxuuna hadalkiisu imanayaa kahor is aragooda kulanka finalka  UEFA Champions League ay isku arki doonaan kooxaha Real...

Mohamed Salah Oo Si Cajiiba Uga Hadlay Ciyaarta Ay La Qaadan Doonaan Real Madrid

Mucjisada kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah ayaa si caqliyeysan oo ay daacadnimo ku dheehan tahay uga hadlay kulanka finalka Champions League ay iskaga hor iman doonaan xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo, kadib markii ay...

Thiago Silva Oo Sheegay In Qasab Tahay In La Xushmeeyo Maaliyadda Brazil

Kabtanka kooxda PSG Thiago Silva ayaa tilmaamay in xulalka caalamka ay qasab ku tahay in ay xushmeeyaan maaliyadda Brazil, kadib markii xalay ay 1-0 ku garaaceen xulka Jarmalka. Xulka Selecao lagu naaneyso ayaa kamid ah musharaxiinta ugu horeeya ee loo...

UEFA Oo Sharciyo Cusub Ku Kordhisay Tartamada Ay Maamusho

Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa daaha ka rogtay sharci kooxaha u ogolaanaya in kursiga keydka fariisan karaan 12 xidig, ciyaaraha kama danbeysta Champions League iyo Europa League. Sharciyadan cusub ayaa qaarada yurub laga dhaqan gali doonaa gaar...

Manchester United Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Douglas Costa

Kooxda Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in dhamaadka xili ciyaareedkan, ay la wareegi karaan xidiga garabka uga ciyaara Juventus ee Douglas Costa. Laacibka reer Brazil ayaa amaah kula jooga Bianconeri, waxaana milkiyadiisa leh kooxda Bayern Munich Man United ayuuna mudan...

Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois Oo Dhaawacmay

Goolhayaha xulka qaranka Belgium iyo kooxda Chelsea Thibaut Courtois ayaa dib ugu soo laabtay magaalada London oo ay ka dhisantahay kooxdiisa Blues. Thibaut Courtois ayaa dhaawac dhanka muruqa uu soo gaaray isagoo ku guda jira tababarka xulka lagu naaneyso Red Devills...

Real Madrid Oo Soo Celinaysa Xiisaha Ay U Qabto Mauro Icardi

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay dib u soo cusboonaysiisay  xiisaha ay u qabto kabtanka Inter Mauro Icardi. 24 jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah u ahaa Nerazzurri xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyey 18 gool 20 kulan oo uu saftay. Los...

Toni Kroos oo ka hadlay xaaladda cakiran ee kooxdiisa

Qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa qiray in Real Madrid ay hoos u dhac sameysay isla markaana ay ka rajo dhigtay hanashada horyaalka Laliga ee dalka Spain. Los Blancos ayaa la garaacay laba kulan oo kamid seddexdii...