Home Read Sociedad

Read Sociedad

Kooxaha Ilaa Haatan Xaqiijiyay Inay U Soo Baxeen Wareega 16-Ka Ee UCL

Lix kooxood ayaa ilaa haatan si rasmi ah u xaqiijiyay booskooda wareega 16ka Champions League, halka todobo koox kale ay qarka usaaran yihiin in ay soo baxaaan. Weli waxaa jira labo kulan oo ka haray wareega group-ka, laakiin weli koxaha...

Kooxda Real Madrid oo Bisha January Dooneysa Ciyaariyahan Sergio Aguero

Kooxda Real Madrid ayaa la soo warinayaa in ay Bisha January ay doonayaan weeraryahanka Manchester City iyo Argentina Ciyaariyahan Sergio Aguero. Aguero ayaa todobaadkii la soo dhaafay noqday xidiga Taariikhda ugu Goolasha badan kooxda Manchester City kadib uu marki uuu...

Roman Abramovich oo Go’aan Cad ka Gaaray Mustaqbalka Antonio Conte ee Chelsea

Wararka ka imaanaya Magaalada London ayaa sheegaya in Milkiilaha kooxda Blues Roman Abramovich uu Go’aansaday in uu Kooxdiisa ka Buriyo Macalinka reer Talyaani ee Antonio Conte. Tababaraha Blues Conte ayaan  Xili liita la Bilawday kooxdiisa Chelsea isagoo  Xaabsaday Guul darooyin...