Home Manchester United

Manchester United

Juventus Oo Ku Dhaw Saxiixa Ciyaaryahan Gadood Ka Ah Kooxda United

Serie A kooxda ku guuleysatay ee Juventus ayaa lasoo warinayaa in ada hadal ay la bilaawday Martial kaasoo ay ku keeneyso Turin, xiddigan reer france waxaa lala xeriirinayey united inuu ka dhaqaaqdi doono bilaha soo aadan kaasoo la ogsoonyahay...

Mo Salah Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Macallinkiisii Hore Waa Kuma?

Laacibka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka war bixiyay waayihiisii Chelsea iyo sida ay u wada shaqeyn jireen macallinka hadda maamula ee Jose Mourinho oo ay xilligaas ku wada sugnaayeen garoonka Stamford Bridge. Salah ayaa qirtay inuu wax badan...

Ronaldo Oo Lala Xiriirinayo Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa heshiis hor dhac ah la gaartay ciyaaryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo ay doonayaan inay dib ugu soo celiyaan garoonka Old Trafford. Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirinayay muddo dheer ku laabashada masraxa...

Barcelona Oo Gabi Ahaanba Xalay Macsalaameysay Champions League

Xalay waxaa qaarada yurub laga ciyaaray kulamo ka tirsan ciyaaraha lugta labaad sideed dhamaadka UEFA Champions League,laakiin waxyaabo lama filaan ku noqday jamaahiirta kubada cagta ayaa xalay ka dhacay tartanka horyaalada yurub. Ciyaartii ugu xiisaha badneyd ayaa ka dhacday garoonka...

Jurgen Klopp Oo Maamulka Liverpool U Tilmaamay Badalka Emre Can

Macalinka reer Jarmal ee kooxda Liverpool Jurgen Klopp, ayaa maamulka kooxdiisa ku wargaliyay in ay la saxiixdaan xidiga Real Madrid Dani Ceballos, maadaama uu bixitaan isku diyaarinayo Emre Can. Liverpool ayaa isku diyaarineysa in ay raadiso badalka Can oo xagaaga...

Adam Lallana Oo Ay Ka Go’antahay In Koobka Aduunka Uu Matalo England

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara naadiga Liverpool Adam Lallana ayaa sheegay in uu shaqo adag qaban doono, si uu boos uga helo xulka England marka la gaaro koobka aduunka 2018. 29 Jirkan ayaan ka soo muuqan xulkiisa kulankii saaxiibtinimo ee...

Thiago Silva Oo Sheegay In Qasab Tahay In La Xushmeeyo Maaliyadda Brazil

Kabtanka kooxda PSG Thiago Silva ayaa tilmaamay in xulalka caalamka ay qasab ku tahay in ay xushmeeyaan maaliyadda Brazil, kadib markii xalay ay 1-0 ku garaaceen xulka Jarmalka. Xulka Selecao lagu naaneyso ayaa kamid ah musharaxiinta ugu horeeya ee loo...

UEFA Oo Sharciyo Cusub Ku Kordhisay Tartamada Ay Maamusho

Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa daaha ka rogtay sharci kooxaha u ogolaanaya in kursiga keydka fariisan karaan 12 xidig, ciyaaraha kama danbeysta Champions League iyo Europa League. Sharciyadan cusub ayaa qaarada yurub laga dhaqan gali doonaa gaar...

Eden Hazard Oo Fariin Hawada U Mariyay Tababare Antonio Conte

Laacibka kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa fariin hawada u marsiiyay hogaamiyaha reer Talyaaniga ee kooxda Chelsea Antonio Conte. Hazard ayaa horay uga hadlay taatikada uu ciyaaro Antonio Conte, isagoo saxaafada u sheegay in uu ku wareeray shaxda macalinkiisa. Weerarka beenta ah...

Manchester United Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Douglas Costa

Kooxda Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in dhamaadka xili ciyaareedkan, ay la wareegi karaan xidiga garabka uga ciyaara Juventus ee Douglas Costa. Laacibka reer Brazil ayaa amaah kula jooga Bianconeri, waxaana milkiyadiisa leh kooxda Bayern Munich Man United ayuuna mudan...