Home Manchester City

Manchester City

Hordhaca: Kulanka Liverpool Vs Man City & Klopp Vs Guardiola

Liverpool ayaa bilaabeysa nolol uu ka maqan yahay Philippe Coutinho, sidoo kalana waxey tijaabo culus ku mari doontaa gurigeeda madama ay soo dhaweyn doonaan Manchester City oo ilaa iyo hadda aan laga adkaan kulamada maxaliga ah. Si kasta ha ahaatee...

Kooxaha Reer Manchester Oo Ku Dagaalamaya Da’yar Ka Ciyaara Horyaalka Jarmalka

Sida  Wargeeyska The Indepedent uu qoraayo Manchester United ayaa kaga horeeyso Kooxda Manchester City xiddiga Kooxda Borussia Dortmund uga ciyaaro qadka dhaxe ee Julian Weigl. Da’a yarka reer Jarmal ayaa waxaa uu bartilmaameed u ahaa muddo fog Kooxda Man City...

Manchester City Oo Ku Dhaw Saxiixa Alexis Sanchez

Iyadoo wax ka yar 3 Todobaad uu ka harsan yahay Suuqa kala iibisga Bisha Janaayo, ayaa hadana waxaa la soo warinayaa in Kooxda City ay ku sii dhawaanayso saxiixa Alexis Sanchez. Sanchez, ayaa si Xora uga tagi karaa Kooxdiisa Marka...

City Oo Xiriir La Sameysay Arsenal Si Ay £30m Ugu qaataan Sanchez

Manchester City ayaa laga yaabaa inay dhameystirto heshiiska ay kula soo saxiixaneyso Alexis Sanchez Isbuucaan ka dib markii ay wadahadal la furatay Gunners heshiis ku kacaya 30 milyan oo ginni. Madaxda Cityt, ayaa xiriir la sameeyay Gunners si ay u...

Gabriel Jesus Oo Soo Bandhigay Qalab Uu Ku Dhajiyay Dhaawacii Soo Gaaray

Weeraryahanka Manchester City Gabriel Jesus Oo Dhaawac Cuslus uu ka soo gaaray Kulan ay kooxdiisu bar baro goolal la'aan ah la gashay Kooxda Crystal Palace, ayaa waxa uu baraha uu Bulshada ku leeyahay waxa uu ku soo bandhigay sida...

Sergio Aguero oo doonaya in uu sii joogo Etihad

Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday in uusan qorsheyneyn in uu katago kooxda Manchester City  mustaqbalka dhow, waxaana uu doonayaa in uu qandaraas cusub la galo kooxdiisa haatan. Tan iyo markii uu Pep Guardiola la wareegay...

City Oo Xaqiijisay Muddada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Gabriel Jesus

Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in Gabriel Jesus uu soo gaaray dhaawac jilibka ah kulankii Axadii ay barbaraha gool la'aanta ah la galeen Kooxda Crystal Palace ee horyaalka Premier League. Jesus ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo daqiiqadii...

Guardiola Oo Ka Hadlay Dhaawacyada Soo Gaaray De Bruyne & Gabriel Jesus

Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay dhaawacyada soo gaaray labadiisa ciyaaryahan ee Gabriel Jesus iyo Kevin De Bruyne, intii lagu guda jiray kulankii goordhow soo dhammaaday ee Premier League oo ay barbaraha la...

Jamie Carragher: Haddii Guardiola Uu Maamuli Lahaa Man United Wey Ku Guulaysan Lahayd EPL-Ka

Jamie Carragher, ayaa aaminsan in  Farqi alacageed oo u dheeya Kooxaha Manchester City iyo Manchester United oo ah kuwaa haatan ku Loolamaya Horyaalka England Premier League. Pep Guardiola, ayaa Dhigiisa Jose Mourinho waxa uu ka sareeyaa 15-Dhibcood oo Nadiifa taas...

Real Madrid oo Diirada saaraneysa Sergio Aguero

Weeraryahanka xulka Argentina iyo kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa la warinayaa in uu u dhaqaaqi karo kooxda Real Madrid kadib markii uu xumaaday xiriirka kala dhexeeya Pep Guardiola. Aguero oo ah midkamid ah gooldhaliyayaasha horyaalka England ayaa Manchester City...