Home Liverpool

Liverpool

Liverpool Oo Labo Xidig Wayneysa Furitaanka EPL

Tababaraha naadiga Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa wuxuu ku dhawaaqay in ciyaartoyda kala ah, Dejan Lovren iyo Jordan Henderson aysan dheeli doonin kulanka furitaanka horyaalka Premier League. Kulankaan oo dhici doona 12-ka bisha Agoosto ee sanadkaan ayaa waxay Reds wajaheysaa dhigeeda...

Mo Salah Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Macallinkiisii Hore Waa Kuma?

Laacibka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka war bixiyay waayihiisii Chelsea iyo sida ay u wada shaqeyn jireen macallinka hadda maamula ee Jose Mourinho oo ay xilligaas ku wada sugnaayeen garoonka Stamford Bridge. Salah ayaa qirtay inuu wax badan...

Real Madrid Oo Dalabyo Isdaba Jooga U Diraysa Mohamed Salah

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa ku dhow inay ka dhabeyso hadafkeeda ah in Mohamed Salah ay kusoo biiriyaan garoonka Santiago Bernabue xagaagan. Los Blancos ayaa la xiriirtay Liverpool si ay uga wada hadlaan qaabkii weeraryahanka Masaarida ah loo...

Liverpool Oo War Ay Ku Farxaan Ka Heshay Osmane Dembele

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa doonaysa inay xiddigdeeda Osmane Dembele u fasaxdo ku biiritaanka kooxda Liverpool oo aad u doneysa. Liverpool macallinkeeda Jurgen Klopp ayaa horraan qirtay jaceylka uu u qabo 20-jirka Faransiiska ah, waxa uuna doonayaa inuu ka...

Liverpool Oo Si Dirqi Ah Ugu Soo Baxday Fiinaalaha Tartanka Yurub

Kooxda Liverpool ayaa xalay u soo baxday fiinaalka koobka horyaallada Yurub, ka dib markii ay isugeynta goolasha labada lugood ee kulankii Roma ku badisay 7-6. Waa markii ugu horreeysay ee ay heerkan gaarto tan iyo sanadkii 2007. Liverpool ayaa 26-ka bishan...

Emre Can Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Reds & Haddii Uu Ku Biirayo Juventus

Emre Can ayaa soo jeediyay inuu u furan yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Liverpool, inkastoo warar sheegaya inuu goor hore go'aansaday inuu Ka tago Kooxda Reds. Ciyaaryahanka khadka dhexe, ayaa lagu soo waramayaa inuu saxiixay heshiis qandaraas ah oo...

Hordhaca: Kulanka Liverpool Vs Man City & Klopp Vs Guardiola

Liverpool ayaa bilaabeysa nolol uu ka maqan yahay Philippe Coutinho, sidoo kalana waxey tijaabo culus ku mari doontaa gurigeeda madama ay soo dhaweyn doonaan Manchester City oo ilaa iyo hadda aan laga adkaan kulamada maxaliga ah. Si kasta ha ahaatee...

Liverpool Oo Saacadaha Soo Aadan Heli Doonta Adeega Naby Keita

Kooxda Liverpool ayaa u muuqata in ay heli doonto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda reer Germany ee RB Leipzig Ninka lagu Magacaabo Naby Keita sida ay sheegayaan wararka la helayo. Wararka ayaa sheegaya in uu xiddigan kulankii ugu dambeeyay...

Xavi Alonso oo doonaya ku laabashada Liverpool

Xiddigii hore ee kooxaha Liverpool iyo Real Madrid Xabi Alonso ayaa sheegay in hamiguusa uu yahay in mar uun uu maamulo kooxda ku ciyaarta Anfield ee Liverpool. Alonso, oo ku bilaabay xirfadiisa kubada cagta Real Sociedad sidoo kalana soo matalay...

Liverpool oo dooneysa in ay sii heysato Emre Can

Jurgen Klopp ayaa wuxuu isku deyi doonaa sidii uu laacibka Emre Can ugu qancin lahaa in uu ka joogo kooxda Juventus oo dooneysa isaga. Kooxda Old Lady ayaa waxay isku deyi doontaa Saxiixa laacibkaas. Wargeyska Maalinlaha ah ee Gazzetta dello Sport ayaa sheegaya...