Home Juventus

Juventus

Juventus Oo Ku Dhaw Saxiixa Ciyaaryahan Gadood Ka Ah Kooxda United

Serie A kooxda ku guuleysatay ee Juventus ayaa lasoo warinayaa in ada hadal ay la bilaawday Martial kaasoo ay ku keeneyso Turin, xiddigan reer france waxaa lala xeriirinayey united inuu ka dhaqaaqdi doono bilaha soo aadan kaasoo la ogsoonyahay...

Emre Can Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Reds & Haddii Uu Ku Biirayo Juventus

Emre Can ayaa soo jeediyay inuu u furan yahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Liverpool, inkastoo warar sheegaya inuu goor hore go'aansaday inuu Ka tago Kooxda Reds. Ciyaaryahanka khadka dhexe, ayaa lagu soo waramayaa inuu saxiixay heshiis qandaraas ah oo...

Juventus Oo War Ka Soo Saartay Dhaawaca Paulo Dybala

Waxaa jira warar sheegaya in Paulo Dybala uu diyaar u noqon doono inuu u ciyaaro Juventus bisha soo socota kulanka Champions League oo ay la ciyaarayaan Tottenham Hotspur. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa dhaawac jilibka ah kasoo gaaray...

Madaxweynaha PSG Oo Beeniyay Inay bartilmaameed ka dhiganayaan Dybala

Xiddiga Juventus Paulo Dybala ayaan diirada u saarneyn Paris Saint-Germain, sida laga soo xigtay guddoomiyaha kooxda Nasser Al-Khelaifi. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqi karo kooxda hogaanka u heysa Ligue 1, waxaana uu qiray...

Agaasimaha Juventus oo ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay kooxaha doonaya Alex Sandro

Agaasimaha kooxda kubada cagta ee Juventus Giuseppe Marotta ayaa sheegay in kooxdiisa aysan is hor istaag ku sameyn doonin go’aanka ciyaariyahan Alexander uu kaga tagayo kooxda Juventus. Ciyaariyahan Alexander ayaa aad loo hadalhayaa in u katagayo kooxda Juventus xagaagii ayuuna...

Man United Oo Xilli Ciyaareedkaan Sameynaysa Heshiiskoodii Ugu Weynaa

Kooxda Manchester United, ayaa si aan kala Joogsi lahayn waxa ay u Doonayeen Xiddiga Kooxda Juventus Weerarka uga Ciyaara ee Paul Dybala, Mourinho ayaana ku kalsoon in Laacibkaan uu Kooxda ku soo biirin karo. Macallinka Kooxda Manchester United Jose Mourinho,...

Manchester United Oo u dhaqaaqday Saxiixa Alex Sandro 

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo daafaca xulka Brazil iyo kooxda Juventus Alex Sandro. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa raadinayay fursado loogu talagalay booska daafaca bidix, iyadoo Luke Shaw uu ku guuldareystay inuu booskiisa...

Juventus Oo Si Cajiiba Ugu Dhaqaaqaysa Daafac Ay Ku Tashato kooxda Gunners

Kooxda marwada duqda ee Juventus ayaa xiisaynaysa soo qaadashada laacibka daafaca uga ciyaara kooxda Arsenal  ee Hector Bellerin kaas oo qaab ciyaareed cajiib ah kusooo bandhigay garoonka Emirates sida ay daabacday Tuttomercatoweb . Kooxda championka Italy ayaa diyaar u ah inay...

Juventus oo Shaacisay Laba xidig oo ay Doonayaan in ay Qaataan January

Sida lagu Qoray wakaaladaha ka soo Baxa Dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay doonayaan in Suuqa soo aadan ay la soo Wareegaan Hector Bellerin iyo Angel Dimaria. Bellerin oo 22 jir ah ayaa heshiiska uu kula jiro Arsenal...

Kooxda Juventus Oo Barca Kula Soo Biirtay Baacsiga Loogu jiro Countinho

Majalada Spanish-ka ah ee lagu magacaabo Don Balon, ayaa waxay leedahay kooxda Talyaaniga ka dhisan ee Juventus ayaa waxay kula soo biirtay dhigeeda Barcelona, loolanka laacibka Brazil, kasoo jeeda ee Philippe Coutinho. Xidigaan ayaa wuxuu sanadkaan oo dhan uu dookha...