Home ITALY

ITALY

Juventus Oo War Ka Soo Saartay Dhaawaca Paulo Dybala

Waxaa jira warar sheegaya in Paulo Dybala uu diyaar u noqon doono inuu u ciyaaro Juventus bisha soo socota kulanka Champions League oo ay la ciyaarayaan Tottenham Hotspur. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa dhaawac jilibka ah kasoo gaaray...

Madaxweynaha PSG Oo Beeniyay Inay bartilmaameed ka dhiganayaan Dybala

Xiddiga Juventus Paulo Dybala ayaan diirada u saarneyn Paris Saint-Germain, sida laga soo xigtay guddoomiyaha kooxda Nasser Al-Khelaifi. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Argentina ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqi karo kooxda hogaanka u heysa Ligue 1, waxaana uu qiray...

AC Milan oo u gudubtay afar dhamaadka Coppa Italia

Kooxda AC Milan ayaa xaqiijisay booskeeda wareega 4 dhamaadka ciyaaraha Coppa Italia kadib markii xalay guul ay ka gaareen kooxda Inter Milan. AC Milan ayaa dhigeeda kaga gudubtay natiijo 1-0 ah markii ay kaga adkaadeen ciyaar daqiiqadihii loogu talagalay ku...

Man United Oo Xilli Ciyaareedkaan Sameynaysa Heshiiskoodii Ugu Weynaa

Kooxda Manchester United, ayaa si aan kala Joogsi lahayn waxa ay u Doonayeen Xiddiga Kooxda Juventus Weerarka uga Ciyaara ee Paul Dybala, Mourinho ayaana ku kalsoon in Laacibkaan uu Kooxda ku soo biirin karo. Macallinka Kooxda Manchester United Jose Mourinho,...

Xasaasi: Guardiola Oo Si Cajiiba Ugu Dhaqaaqaya Daafac Ka Tirsan Inter Milan

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Inter Milan Milan Skriniar ka dhigaya bartilmaameedkiisa 1da Janaayo. Guardiola oo daawanayay kooxdiisa horyaalka Premier League waxaana uu doonayaa in xiddiga reer Slovakia Skriniar uu a dhigto bartilmaameedkiisa 1-aad...

Gennaro Gattuso oo difaacay Gianluigi Donnarumma

(Milan) 15 Dec 2017-Tababaraha AC Milan Gennaro Gattuso ayaa weydiistay taageerayaasha inay joojiyaan bartilmaameedka Gianluigi Donnarumma ka dib markii goolhayahankan  da 'yarka uu kalsooni darro kala kulmay jamaahiirta AC Milan.  Donnarumma waxaa lagu sawiray isaga oo ku jira qolka labiska ee San Siro isla...

Manchester United Oo u dhaqaaqday Saxiixa Alex Sandro 

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo daafaca xulka Brazil iyo kooxda Juventus Alex Sandro. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa raadinayay fursado loogu talagalay booska daafaca bidix, iyadoo Luke Shaw uu ku guuldareystay inuu booskiisa...

Halyeey Ronaldinho oo Shaaciyay Xiliga uu Kubada Cagta ka Fariisanayo

Halyeygii hore ee kooxda Barcelona iyo xulka Brazil ayaa shaaciyay xiliga uu ka fariisan doono guud ahaan ciyaaraha kubada cagta oo uu ku soo dhexjiray wax ka badan 10 sano. Ronaldinho ayaa labadii sano ee la soo dhaafay aan koox...

Goolhaye Buffon oo Markale u Ciyaari Kara Azzurri

Goolhayaha Qaarowga ah ee kooxda Juventus Buffon ayaa isbadal layaab leh kusameeyay goaankii ahaa inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga isagoo iridaha u furay inuu kusoo laabto xulkiisa hadii loo waco. Waxuu si maldahan u sheegay inuu kusoo laaaban doono xulka...

DEG DEG: Ac Milan Oo Ceyrisay Vincenzo Montella Badalkiisa Magacawday

Kooxda Kubada Cagta ee Ac Milan, ayaa shaqadii ka raacdeysay Macallinkoodii Vincenzo Montella, iyagoona Macallinka Cusub ee Kooxda u magacaabay Halyeygii hore ee Kooxda Milan Gennero Gattusa. Milan, ayaa sanadkaan la galiyay Lacago ad u fara badan inkastoo Kooxda aysan wali...