Home Inter

Inter

Mauro Icardi Oo Doonaya Inuu U Dhaqaaqo Kooxda Man United

Weeraryahanka Inter Milan Mauro Icardi ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka hoos ciyaaro tababare Jose Mourinho ee Maamula Kooxda Manchester United. Icardi, oo qandaraaska u saxiixay Inter ilaa iyo xagaaga 2021, ayaa dhaliyay 17 gool oo Serie A...

Xasaasi: Guardiola Oo Si Cajiiba Ugu Dhaqaaqaya Daafac Ka Tirsan Inter Milan

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa daafaca dambeedka dhexe ee kooxda Inter Milan Milan Skriniar ka dhigaya bartilmaameedkiisa 1da Janaayo. Guardiola oo daawanayay kooxdiisa horyaalka Premier League waxaana uu doonayaa in xiddiga reer Slovakia Skriniar uu a dhigto bartilmaameedkiisa 1-aad...

Chelsea Oo Bisha Janaayo Diyaar U Ah Inay La Soo Wareegto Mauro Icardi

Chelsea ayaa eeganeysa inay Janaayo u dhaqaaqdo kabtanka Inter Milan Mauro Icardi. Xiddiga kooxda reer Talyaani ayaa dhawaan saddexley uga shubay dariskooda AC Milan wuxuuna ku raaxeysanayaa xilli ciyaareed fiican. Laakiin El Gol Digital ayaa soo jeedisay in Chelsea ay isku...

Kooxda Juventus Oo Barca Kula Soo Biirtay Baacsiga Loogu jiro Countinho

Majalada Spanish-ka ah ee lagu magacaabo Don Balon, ayaa waxay leedahay kooxda Talyaaniga ka dhisan ee Juventus ayaa waxay kula soo biirtay dhigeeda Barcelona, loolanka laacibka Brazil, kasoo jeeda ee Philippe Coutinho. Xidigaan ayaa wuxuu sanadkaan oo dhan uu dookha...

Inter Milan oo si Waali ah ugu Dhaqaaqaysa soo Xera Galinta Mesut Ozil

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Dalka Ingiriiska, ayaa ku waramaya in Laacibka reer Germany iyo Kooxda Gunners Ninka lagu Magcaabo Mesut Ozil uu isaga tagi karo Kooxdiisa Arsenal marka uu dib u furmo Suuqa kala iibsiga Ciyaartooyda. Ozil, ayaa...

Ivan Perisic oo doonaya inuu ku biiro Manchester United

Kooxda Manchester United, ayaa mar un ku haminaysa inay la soo wareegaan laacibka kooxda Inter Milan ee Ivan Perisic oo qudhiisa jecel inuu ku biiro Kooxda Red Devils eek u ciyaarta garoonka Old Trafford. Sida uu qabo Ninka ka tirsan...

Ivan Peresic oo Heshiis Cusub u saxiixaya Inter Milan

Wararka ka imaanaya dalka talyaaniga ayaa sheegaya in laacibka kooxda inter milan ee diirada u saarnaa Manchester united Ivan Peresic uu heshiis cusub qalinka ugu duugayo kooxda inter Milan laakiin waxaa jira heshiisyo yar oo ka dhiman in xidigan...