Home GERMANY

GERMANY

Jupp Heynckes oo ka hadlay arin ku saabsan xiisaha Blues ee Vidal

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa sheegay in aysan Janaayo iibin doonin Aurturo Vidal iyo xubno kale oo ka tirsan kooxda ka dhisan gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka. Vidal ayaa dalab ka heysta kooxda Blues halkaa...

Xidigaha Bayern Munich oo tababar ku sameynaya Doha

Kooxda kubada cagta ee Bayern Munich ayaa tababarka kooxda ee Jiilaalka ku bilawday maanta magaalada Doha ee caasimada dalka Qatar. Guud ahaan shaqaqalaha iyo ciyaartooyda kooxda ka dhisan gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka ayaa sanadkan fasxa gaaban ee jiilaalka ku...

Thiago Alcantara oo doonaya u ciyaarista Barcelona

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara ayaa xiriir la sameeyay kooxda Barcelona isagoo doonaya in uu dib ugu laabto garoonka Camp Nou ee kooxda Barcelona. Barcelona ayaa xagaagii 2013 Alcantara ka iibisay kooxda Jarmalka ka dhisan...

Neymar Oo Hogaaminya Xiddigaha Ugu Fursad Sameynta Badan 5-Ta Horyaal Ee Ugu Caansan Yurub

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa hogaaminaya xiddigaha sameeyay fursadaha ugu badan horyaalada 5-ta ah ee ee ugu waaweyn yurub ilaa haatan xilli ciyaareedkan isaga oo muujiyay in uu yahay xiddig la isku halayn karo oo shaqooyin badan u...

Akhriso: Isku Aadka Koobka Adduunka Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Saaray

Xaflad Xalay ka dhacday Magaalada Moscow ee Dalka Russia, ayaa waxaa lagu sameeyay Isku adka Wareega Group-yada ee Koobka Aduunka oo Sanadkaan lagu qabanayo Dalka Russia. Hadaba waxaa jira Groupyo aad u adag oo Xulal aad u xafiltama ay ku...

James Rodriguez oo ku soo laabtay tababarka Bayern Munich

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Bayern Munich iyo xulka Colombia James Rodriguez ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka maalinlaha ah ee kooxda Bayern Munich. James Rodrguez ayaa miir daboolmay ciyaar sabtidii dhexmartay kooxdiisa Bayern Munich iyo kooxda Borussia Monchengladbach...

Mario Gotze oo garoomada ku soo laaban doona 2018

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Mario Gotze ayaa garoomada ka maqnaan doona ilaa sanadka cusub ee 2018. Gotze oo 25 jir ah ayaa dhaawac wuxuu ku dhaawacmay ciyaartii dhawaan kooxdiisa Borussia Dortmund bar-baro 4—4 ah ay la...

Wilfried Zaha oo 20 Sano kadib ku Laabtay Dalkiisa Hooyo

Ciyaariyahanka weerarka uga ciyaara kooxda Crystal Palace ee Wilfried Zaha ayaa 20 sano kadib dib  ugu laabtay Dalkiisa hooyo ee Ivory Coast. Xidigan iyo qoyskiisa oo ka kooban 8 xubnood ayaa sanadii 1997 waxay isaga tageen magaalada Abidjan ee caasimada...

Arjen Robben oo shaaciyay xiliga uu Kubada Cagta ka Fariisan Doono

Laacibka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa shaaciyay xiliga uu ka fariisan doono Ciyaaraha Kubada Cagta. Robben ayaa sheegay in xagaagan marka uu idlaado gabi ahaan uu soo gab-gabeyn doono ciyaarista kubada cagta. Robben ayaa mudo aan fogeyn...

Pierre-Emerick Aubameyang oo Laga Saaray Ciyaartooyda Borussia Dortmund

Ciyaariyahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sababo la xiriira anshax xumo looga Saaray kooxda Borussia Dortmund. Aubameyang ayaa sanadkan kooxdiisa u dhaliyay 10 Gool 11 Kulan dhamaan tartamada laakiin Wiilka Gabon ka soo Jeeda ayaa 5 kulan ee ugu...