Home ENGLAND

ENGLAND

Liverpool Oo Labo Xidig Wayneysa Furitaanka EPL

Tababaraha naadiga Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa wuxuu ku dhawaaqay in ciyaartoyda kala ah, Dejan Lovren iyo Jordan Henderson aysan dheeli doonin kulanka furitaanka horyaalka Premier League. Kulankaan oo dhici doona 12-ka bisha Agoosto ee sanadkaan ayaa waxay Reds wajaheysaa dhigeeda...

Juventus Oo Ku Dhaw Saxiixa Ciyaaryahan Gadood Ka Ah Kooxda United

Serie A kooxda ku guuleysatay ee Juventus ayaa lasoo warinayaa in ada hadal ay la bilaawday Martial kaasoo ay ku keeneyso Turin, xiddigan reer france waxaa lala xeriirinayey united inuu ka dhaqaaqdi doono bilaha soo aadan kaasoo la ogsoonyahay...

Mo Salah Oo Fariin Qiiro Leh U Diray Macallinkiisii Hore Waa Kuma?

Laacibka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ka war bixiyay waayihiisii Chelsea iyo sida ay u wada shaqeyn jireen macallinka hadda maamula ee Jose Mourinho oo ay xilligaas ku wada sugnaayeen garoonka Stamford Bridge. Salah ayaa qirtay inuu wax badan...

Ronaldo Oo Lala Xiriirinayo Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa heshiis hor dhac ah la gaartay ciyaaryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo ay doonayaan inay dib ugu soo celiyaan garoonka Old Trafford. Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirinayay muddo dheer ku laabashada masraxa...

Allegri Oo Niyada Ka Dilay Kooxaha Reer London Ee Doonaya

Tababaraha kooxda juvantus ayaa meesha ka saaray in uu aadi doono kooxaha Arsenal iyo Chelsea isagoo caddeeyay inuu sii joogi doono kooxda Juventus. Allegri ayaa kooxdan kula guulestay horyaalkoodii toddobaad oo xariir ah sidoo kalena Coppa Italia ayuu maalmo ka...

Man City Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Laacib Muhiim Ah

kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa heshiis dheeri ah ka saxiixatay goolhayahooda reer Brazil ee Ederson Moreas, ka dib ka qayb qaadashadii cajiibka ahayd ee hanashada EPL-ka. Ederson ayaa lasii joogi kooxda City toddobada xilli ciyaareed ee soo aaddan,...

Real Madrid Oo Dalabyo Isdaba Jooga U Diraysa Mohamed Salah

Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa ku dhow inay ka dhabeyso hadafkeeda ah in Mohamed Salah ay kusoo biiriyaan garoonka Santiago Bernabue xagaagan. Los Blancos ayaa la xiriirtay Liverpool si ay uga wada hadlaan qaabkii weeraryahanka Masaarida ah loo...

Liverpool Oo War Ay Ku Farxaan Ka Heshay Osmane Dembele

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa doonaysa inay xiddigdeeda Osmane Dembele u fasaxdo ku biiritaanka kooxda Liverpool oo aad u doneysa. Liverpool macallinkeeda Jurgen Klopp ayaa horraan qirtay jaceylka uu u qabo 20-jirka Faransiiska ah, waxa uuna doonayaa inuu ka...

Messi Oo Si Kulul Ula Hadlay Hogaamiyaha Kooxda Liverpool

Barcelona ayaana ku guuleysatay horyaalka iyo Copa Del rey xiddigaha kooxda haatan ku sugan ayeyna ku qaaday micnaheeda ay tahay in xiddigo kale ay u baahnayn. Messi ayaa rajeynaya kooxda Catalan ka timaada in dib u dhis lagu sameeyo si...

Zidane Oo Ka Hadlay Qaab Ciyaareedka Salah Ka Hor Kulanka Fiinaalaha

Tababaraha reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka mucjisada xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah, wuxuuna hadalkiisu imanayaa kahor is aragooda kulanka finalka  UEFA Champions League ay isku arki doonaan kooxaha Real...