Home Chelsea

Chelsea

Antonio Conte oo u sharaxan shaqada xulka Talyaaniga

Xiriirka kubada cagta Talyaaniga ayaa laga soo xiganayaa in tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte uu u sharaxanyahay shaqada xulka Azzurri isla ay suurta gal tahay in mar labaad uu maamulo xulka Talyaaniga. Conte oo 48 jir ah ayaa sanad ciyaareed...

Hazard oo shuruud ku xiray heshiiskiisa cusub ee Chelsea

Laacibka Chelsea Eden Hazard ayaa sheegay hal shuruud ku xiray qandaraaskiisa cusub ee kooxda Chelsea xili aad loola xiriirinayo in uu u dhaqaaqi doono kooxda Real Madrid. Hazard ayaa ka dhawaajiyay in uu heshiis cusub la gali doono kooxda ka...

Chelsea iyo Arsenal oo barbaro 0-0 ah ku heshiiyay

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa xalay garoonka Staform Bridge kuwada ciyaaray kulan aad u xiisa badnaa oo ka tirsanaa wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao Cup. Kulanka ayaa daqiiqadihii loogu talagalay ku soo idlaaday barbaro 0-0 oo labada kooxood aysan wax...

Hordhaca: Kulanka Chelsea Vs Arsenal & Conte Vs Wenger

Kooxda chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhawayn doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan semi-finalka League cup-ka. Labada kooxood ayaa markii 2-aad wada ciyaarayaya todobaad gudihii maadama ay 3 bishan bar-baro 3/3 ah ku galeen garoonka Emirates. Kooxda Arsenal ayaa...

Chelsea Oo Daafac Da’yara Heshiis Cusub Ka Saxiixatay__Immise Sanno

Chelsea ayaa daafaceeda da’da yar ee Andreas Christensen u gacan galisay heshiis afar sano iyo bar ah. 21-jirka ayaa hoosta laga xariiqay inuu badelay booskii John Terry iyadoo uu sidoo kale Keydka dartiis ugu jiro David Luiz. Kaddib markii uu 22-kulan...

Xasaasi: Cristiano Ronaldo Oo Doonaya Inuu Ku Biiro Kooxda Chelsea

Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu Chelsea u aqoonsaday inuu u door bidayo horyaalka Premier League hadii uu ka tago Los Blancos dhamaadka xilli ciyaareedkan. Warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in mustaqbalka Laacibka shanta jeer...

Bayern Munich Oo Beenisay Inay Chelsea Ka Iibinayso Arturo Vidal

Tababaraha Bayern Munich Jupp Heynckes, ayaa meesha ka saaray suurtogalnimada ah in Arturo Vidal uu ka tago kooxda Munich, iyadoo lala xiriirinayo inuu bisha Janaayo u dhaqaaqayo Chelsea. Warar soo baxayay horaantii Isbuucaan, ayaa sheegaya in kooxda heysata horyaalka Premier...

Kooxda Chelsea Oo Ku Dhaw Saxiixa Ross Barkley

Kooxda heysata horyaalka Premier League ee Chelsea ayaa la soo warinayaa in saacadaha soo aadan ay dhameystiri doonto saxiixa ciyaariyahan Ross Barkley. Blues ayaa dib u soo celisay xiisaha ay u qabta 24 jirkaan kaas oo ay ku fashilantay in...

Michael Essien oo taallo looga dhisay dalkiisa

Halyeygii hore ee kooxda Chelsea Michael Essien ayaa taallo looga dhisay magaalada Accra ee caasimada dalkiisa hooyo ee Ghana. Michael Essien ayaa isku daray taariikhda ciyaartooydii loo dhisay taallo lagu xasuusanayo waxqabadkoda oo looga taago dalkooda taallo ayaana Michael Assien...

Chelsea iyo Arsenal oo ku heshiiyay dhibcaha

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa xalay wada ciyaaray kulan ciyaareed ka tirsanaa Premier League oo aad xiiso u lahaa laakiin ciyaartaasi ayaa ku soo dhamaatay bar-baro 2-2 ah. Qeybtii hore ee kulanka inta ay socotay labada kooxood ayaa waxay isku...