Home Borussia Dortmund

Borussia Dortmund

Arsenal Oo Olivier Giroud Ku Badalanaysa Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay fikradda ah inay ku jirto Olivier Giroud iyagoo qeyb uga dhigaya heshiiska ay kula soo saxiixanayaan weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang . Gunners ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni ku qabaan inay...

Mario Gotze oo garoomada ku soo laaban doona 2018

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Mario Gotze ayaa garoomada ka maqnaan doona ilaa sanadka cusub ee 2018. Gotze oo 25 jir ah ayaa dhaawac wuxuu ku dhaawacmay ciyaartii dhawaan kooxdiisa Borussia Dortmund bar-baro 4—4 ah ay la...

Pierre-Emerick Aubameyang oo Laga Saaray Ciyaartooyda Borussia Dortmund

Ciyaariyahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sababo la xiriira anshax xumo looga Saaray kooxda Borussia Dortmund. Aubameyang ayaa sanadkan kooxdiisa u dhaliyay 10 Gool 11 Kulan dhamaan tartamada laakiin Wiilka Gabon ka soo Jeeda ayaa 5 kulan ee ugu...

BVB Oo Ku Soo Biirtay Loolanka Loogu Jiro Xiddiga Liverpool Ee Emre can

Wiilka Qadka Dhexe Uga Ciyaara Kooxda Liverpool ee Emre Can, ayaa la soo warinayaa in Xiisaha loo qabo Laacibkaam ay ku soo biirtay Kooxda ka dhisan Horyaalka Dalka Jarmalka ee Borussia Dortmund, waxayna Kooxdaan reer Jarmal Doonaysaa inay hesho...

Hordhaca: Kulanka Borrussia Dortmund Vs Bayern Munich

Kooda Borrusia Dortmund ayaa soo dhaweyneysa kooxda hogaamineysa horyaalka Bundesliga sidoo kalana ah difaacdayaasha kulan ka tirsan horyaalka, waxeyna kusoo aadeysaa ciyaartaan xilli kooxda Dortmund ay ku jirto marxalad aan wanaagsaneyn. Wiilasha macalin Peter Bosz waxey ku jiraan waqti niyadjab...

Marco Rues: Lacagteyda oo Dhan ayaan u Bixin Karaa si aan Garoomada ugu Soo...

Xidiga Garabka kaga Ciyaara kooxda Borussia Dortmund Marco Rues ayaa shaaciyay in uu Gabi ahaan lacagtiisa ku Bixin doono sidii uu mar qura ugu soo laaban lahaa Ciyaaraha Kubada cagta 28 Jirkan ayaan la ogeyn xidiga uu soo laaban doono...

Aubameyang Oo Sheegay Inuu Yahay Badalka Dhabta Ah Ee Karim Benzema

Aubameyang iyo Kooxdiisa Borussia Dortmund, ayaa xalay waxa ay ka hor imaadee Kooxda Real Madrid Kulanka Tiranaa Wareega Group-yada tartanka Chapions League, iyadoo Kooxda Borussia lagu Khaarijiyay 3-1. Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo, ayaa gabi ahaanba kala diray Wiilasha Kooxda...

Real Madrid Oo Ka Soo Laabatay Dhibatadii ka haysatay Garoonka BVB Xilli CR7 Uu...

Kooxda Real Madrid, ayaa xalay Guul weyn ku gaartay Garoonka Kooxda Borussia Dortmund Signal Iduna Park oo ay ka haysatay Dhibaato guul la aan ah, iyadoona Laacibka Reer Madrid ay ku duusho ee Ronald uu xalay Shabaqa gaaray. Kulanka oo...

Hordhaca: kulanka Xiisaha Badan Ee Borussia Dortmund Vs Real Madrid

Kooxda Brossia Dortmund, ayaa Caawa garoonkeeda Signal Iduna ku soo dhaweyn doonta Naadiga Difaacanaysa Kooba UEFA Champions League, kulan ka tirsan tartanka UCL. Real Madrid oo guul ku bilaabatay difaacashada champions league ayaa doonaysa in ay sii wado difaacashada champions leageu...

Borussia Dortumund oo la soo wareegtay badalka Ousmane Dembele

Kooxda Borussia Dortmund ayaa ku dhawaaqday in ay la soo saxiixatay weeraryahanka xulka qaranka Ukraine ee Andrey Yarmolenko oo ay kala soo wareegtay kooxda Dynamo Kiev. 27 jirkan ayaa kooxda reer Germany ugu soo biiray lacag aan la shaacin laakiin...