Home Bayern Munish

Bayern Munish

Bayern Munich Oo Beenisay Inay Chelsea Ka Iibinayso Arturo Vidal

Tababaraha Bayern Munich Jupp Heynckes, ayaa meesha ka saaray suurtogalnimada ah in Arturo Vidal uu ka tago kooxda Munich, iyadoo lala xiriirinayo inuu bisha Janaayo u dhaqaaqayo Chelsea. Warar soo baxayay horaantii Isbuucaan, ayaa sheegaya in kooxda heysata horyaalka Premier...

Jupp Heynckes oo ka hadlay arin ku saabsan xiisaha Blues ee Vidal

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa sheegay in aysan Janaayo iibin doonin Aurturo Vidal iyo xubno kale oo ka tirsan kooxda ka dhisan gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka. Vidal ayaa dalab ka heysta kooxda Blues halkaa...

Xidigaha Bayern Munich oo tababar ku sameynaya Doha

Kooxda kubada cagta ee Bayern Munich ayaa tababarka kooxda ee Jiilaalka ku bilawday maanta magaalada Doha ee caasimada dalka Qatar. Guud ahaan shaqaqalaha iyo ciyaartooyda kooxda ka dhisan gobolka Bavaria ee dalka Jarmalka ayaa sanadkan fasxa gaaban ee jiilaalka ku...

James Rodriguez oo ku soo laabtay tababarka Bayern Munich

Xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Bayern Munich iyo xulka Colombia James Rodriguez ayaa maanta dib ugu soo laabtay tababarka maalinlaha ah ee kooxda Bayern Munich. James Rodrguez ayaa miir daboolmay ciyaar sabtidii dhexmartay kooxdiisa Bayern Munich iyo kooxda Borussia Monchengladbach...

Hordhaca: Kulanka Borrussia Dortmund Vs Bayern Munich

Kooda Borrusia Dortmund ayaa soo dhaweyneysa kooxda hogaamineysa horyaalka Bundesliga sidoo kalana ah difaacdayaasha kulan ka tirsan horyaalka, waxeyna kusoo aadeysaa ciyaartaan xilli kooxda Dortmund ay ku jirto marxalad aan wanaagsaneyn. Wiilasha macalin Peter Bosz waxey ku jiraan waqti niyadjab...

Ciyaariyahan Thomas Muller oo Mudo Bil ah Garoomada ka Maqnaan doona

Sida laga soo Xiganayo Wakaaladaha ka soo baxa Dalka Germany Ciyaariyahanka weerarka uga Ciyaara kooxda Bayern Munich ayaa la soo warinayaa in uu maqnaan doono 4 isbuuc kadib dhaawac xidigaasi ka soo gaaray Gumaarka. Muller ayaa bandhig aan wanaagsaneen ku...

Samuel Allardyce: Kane Waxa Uu Ku Biiri Karaa Midkood Kooxaha Barcelona, Munich Iyo Madrid

Samuel Allardyce Tababarihii hore ee Kooxda Bolton Wonders, ayaa aaminsan in Weeraryahanka Kooxda Tottenham Hotspur ee Harry Kane uu u dhaqaaqi karo Kooxaha barcelona iyo, Real Madrid iyo Kooxda Bayern Munic Mid kood, haddiba uu Xiddigaan ka tagayo Kooxdiisa...

Kooxda Bayern Munich oo Wadahadal la Furtay Tababare kooxda horay u Soo Hogaamiyay

sida ay qorayaan wakaaladaha ka soo baxa Dalka Germany kooxda Bayern Munich ayaa dooneysa in ay kooxda Tababare uga dhigaan macalinkii Hore ee Bayern Munich Tababare Jupp Heynckes Todobaadkii hore ayey ahayd markii Bayern Munich ay kooxda ka Burisay Tababare Carlo...

Toni Kroos Oo Sheegay Inuu Ku Saxnaa Ka Tagistii Bayern Munich

Real Madrid booskeeda Wiilka Qadka  dhexe uga ciyaara ee Toni Kroos ayaa sheegay in ku biiristiisa kooxda Spain ka dhisan ay aheyd mid sax ah, isla markaana go’aankii uu uga tegay Bayern Munich sanadkii 2014 uu ahaa midka ugu...

Luis Enrique Oo Ay U Badantahay Inuu Qabto Shaqada Bayern Munich

Macallinkii hore ee Kooxda Barcelona Luis Enrique, ayaa la filayaa inuu la wareego Shaqada Kooxda Bayern Munich, sida ay warinayaan Warbaahinta Qaarkood. Musharraxiinta u sharaxan shaqada  shaqada macallin ee Bayern Munich tan iyo ka tegistii Carlo Ancelotti iyo Pep Guardiola waxay...