Home Barcelona

Barcelona

Thiago Alcantara Oo Doonaya Kusoo Laabashada Barca

Xidiga xulka qaranka Spain iyo naadiga Bayern Munich ee Thiago Alcantara, ayaa wuxuu doonayaa inuu kusoo laabto Barcelona, sida laga soo xigtay Majaladda AS ee kasoo baxda caasimada Madrid. Warkaan wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Manchester United si wayn loo hadalhayo...

Tababare Ernesto Valverde Oo Si Kulul Uga Hadlay Guul Daraddii Xalay Soo Gaartay Kooxdiisa

Barcelona ayaa xalay guuldareysatay markii ugu horeysay fasal ciyaareedkaan kulamada La Liga kadib markii ay 5-4 qasaaro ah kala kulantay kooxda Levante. Kooxda ka dhisan gobolka Catalonia fasalkaan oo dhan lagama dhalin hal kulan saddex gool ka hor kulankii xalay...

Messi Oo Si Kulul Ula Hadlay Hogaamiyaha Kooxda Liverpool

Barcelona ayaana ku guuleysatay horyaalka iyo Copa Del rey xiddigaha kooxda haatan ku sugan ayeyna ku qaaday micnaheeda ay tahay in xiddigo kale ay u baahnayn. Messi ayaa rajeynaya kooxda Catalan ka timaada in dib u dhis lagu sameeyo si...

Manchester United Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Douglas Costa

Kooxda Manchester United ayaa kalsooni ku qabta in dhamaadka xili ciyaareedkan, ay la wareegi karaan xidiga garabka uga ciyaara Juventus ee Douglas Costa. Laacibka reer Brazil ayaa amaah kula jooga Bianconeri, waxaana milkiyadiisa leh kooxda Bayern Munich Man United ayuuna mudan...

Manchester City Oo Markale Ciqaabtay Arsenal Iyo Wenger Oo Cadaadiska Uu Ku Sii Kordhay

Kooxaha kubada cagta ee Manchester City iyo Arsenal ayaa xalay fooda isku daray garoonka Emirates ee Gunners, laakiin ciyaartaasi ayey u wanaagsaneed Citizens, oo guusha ay ku raacday 3-0. Pep Guardiola iyo ciyaartooydiisa Manchester City ayaa in kufilan dhibaateyay Arsenal...

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

DEG-DEG:Philippe Coutinho oo ku dhacay tijaabada Caafimaadka ee Barcelona

Xidiga reer Brazil ee Coutinho ayaa ku dhacay tijaabada caafimaadka ee kooxda Barcelona dhaqaatiirta Barcelona ayaa sheegay dhaawaca uu qabo. Dhaqaatiirta ayaa sheegay in xidigan uu qabo dhaawac isla markaana uu sadex todobaad ka maqnaan doono kooxdiisa cusub oo wali...

Barcelona oo shaacisay Lambarka uu qaadan doono Coutinho

Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa la soo warinayaa in ay go'aansatay lambarka uu kooxda u xiran doono saxiixa cusub ee Philippe Coutinho oo saacado ka hor kooxda kamiq noqday. Barcelona ayaa shaacisay in Coutinho uu xiran doono lambarka 7-aad...

Rasmi: Countinho Oo Barcelona Ugu Biiray £145m +{Sawirro}

Philippe Countinho, ayaa ugu danbeyn ku biiray Kooxda Barcelona ee ka dhisdan Dalka Spain, isagoona Xiddigaan ugu Wareegay Lacag dhan £145m, Liverpool ayaana heshiiskaan ogolaatay. Countinho oo ay u rumoowday riyadiisii ahayd inuu mar uun ku biiro kooxda Barcelona, ayaa qalinka...

Countinho Oo Doortay Lambarka Uu Ka Xiran Doono Kooxda Barcelona

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Philippe Countinho, ayaa Doortay Lamarka uu U Xiran Doono Kooxda Barcelona oo Xiddigaan si weyn loola Xiriirinayo sida wararku ay sheegayaan. Countinho oo ay si aada u doonayso Kooxda Liverpool, ayaa sheegay inuu Xiran Doono Lambarka...