Home Atletico Madrid

Atletico Madrid

Diego Godin oo ilko ku waayay dhaawac soo gaaray kulankii Valencia

Ciyaariyahanka kooxda  kubada cagta ee Atletico Madrid Diego Godin ayaa lagu qasbay in qeybtii labaad ee uu isaga baxo ciyaratii xalay kooxdiisa ay la qaadatay naadiga Valencia kadib markii uu isku dhac ku waayay tiro kamid ah ilkihiisa. goolhayaha kooxda...

Diego Costa oo gool dhaliyay laakiin kaarka cas loo taagay

Weeraryahanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Atletico Madrid ayaa casaan loo taagay kadib markii uu gool u dhaliyay kooxdiisa isla markaana uu dabaal deg la dhex galay jamaahiirta Atletico Madrid. Atletico Madrid ayaa guul ka gaartay kooxda kubada cagta ee...

Mourinho Oo Dalbaday Griezmann Si Kooxda Xilli Ciyaareedkaan Uu U Badbaadiyo

JOSE MOURINHO ayaa qarka u saaran inuu dalab u diro Antoine Griezmann si uu uga soo kabto xilli ciyaareedka Xilli Manchester United uu xaalka ku xunyahay. Mourinho ayaa ku booriyay madaxda United in ay bixiyaan qiimaha lagu burburin karo qandaraaska...

Badalka Antonio Greizman ee Atletico Madrid oo la Ogaaday

Kooxda kubada cagta ee Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa in ay doonayaan badalka rasmiga ee ciyaariyahan Antonio Greizman oo la filayo in Janaayo uu ka tagi doono kooxda Atletico Madrid. Atletico Madrid ayaa xiisa badan u qabta laacibka Borussia...

Griezmann Oo Ku Dhaw Barcelona Ka Dib Markii Madaxweynaha Barca Uu La Kulmay Qoyskiisa

Kooxda Barcelona, ayaa si weyn u xiisaynaysa inay hesho Adeega Wiilka Weerarka uga Ciyaara Kooxda Atletico Madrid ee Antonio Griezmann, iyadoona Kooxo waa weyn ay ku raad joogaan Laacibkaan. Shabakada lagu Magcaabo Mundo Depurtivo, ayaa sheegaysa in Maxweynaha Barcelona Ninka...

Hordhaca: Kulanka Ugu Xiisaha Badan La Liga Ee Atletico Madrid Vs Real Madrid

Mid kamid kulamada ugu xiisaha badan ee horyaalka Laliga-ha ayaa caawa la ciyaari doona, waxaa fooda isgalin doono macalin Diego Semeone iyo Zidane oo labada kooxod kala wata. Los Blancos ayaa dooneysa inay guul gaarto kulankaan iyagoo ka cararaya in...

Hordhaca: Kulana Xiisa Leh Ee Atletico Madrid Vs Barcelona

Kooxda Atletico Marid , ayaa caawa waxa ay soo dhaweyn doontaa Naadiga Barcelona Kulan ka tirsan Horyaalka La Ligaha Dalkaasi Spain, iyaddona Barcelona caawa ka cabsi qabta in dhibaato ay kala kulanto kooxda Atletico Madrid. Ernasto Valverde ayaa badiyay dhamaan...

Diego Costa oo Maanta markii ugu Horeesay Ka Soo Muuqday Tababarka Kooxdiisa Atletico...

Weeraryahanka kooxda kubada cagta ee Atletico Madrid Diego Costa ayaa markii ugu Horesay wuxuu maanta ka soo muuqday Tababarka Kooxda uu dhawaan dib ugu soo laabtay ee Atletico Madrid Mail Online ayaa soo bandhigtay Sawiro laga soo qaaday Costa oo...

Hordhaca: Kulanka Xiisa Leh Ee Atletico Madrid Vs Chelsea

Kooxda Atletici Madrid, ayaa Caawa Garoonkooda Cusub ee Wanda Metropolitano, waxa ay ku soo dhaweyn doonaan Naadiga Chelsea, kulan ka tirsan tartanka Kooxaha Qaarada Yurub, waana Kulanka Labaad ee Caawa Tartankaan ugu Xiisaha Badan marka laga tago Kulanka PSG...

Man Utd Oo Markale Dalab Sare Ka Gudbinaysa Antonio Griezmann

United, ayaa doonaysay in Laacibkaa reer france ay la soo wareegaan Xiili Ciyaareedkaan, balse Taas uma suura galin Kooxda Manchester United, maadaama ay ku fashilantay in Xiddigaan ay kala soo wareegaan Atletico Madrid. Iyadoo Kooxda Atletico ay Xaqiijisay inay si...