Home Arsenal

Arsenal

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Arsenal Oo Olivier Giroud Ku Badalanaysa Pierre-Emerick Aubameyang

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay fikradda ah inay ku jirto Olivier Giroud iyagoo qeyb uga dhigaya heshiiska ay kula soo saxiixanayaan weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang . Gunners ayaa lagu soo waramayaa inay kalsooni ku qabaan inay...

Tababaraha Arsenal oo xaqiijiyay bixitaanka Francis Coquelin

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Francis Coquelin uu ka tagay Arsenal isla markaana lacag dhan10 Milion uu ugu dhaqaaqayo kooxda reer Spain ee Valencia. Kooxda horyaalka La Liga ka dhisan ayaa la sheegay in...

Chelsea iyo Arsenal oo barbaro 0-0 ah ku heshiiyay

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa xalay garoonka Staform Bridge kuwada ciyaaray kulan aad u xiisa badnaa oo ka tirsanaa wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao Cup. Kulanka ayaa daqiiqadihii loogu talagalay ku soo idlaaday barbaro 0-0 oo labada kooxood aysan wax...

Manchester City Oo Ku Dhaw Saxiixa Alexis Sanchez

Iyadoo wax ka yar 3 Todobaad uu ka harsan yahay Suuqa kala iibisga Bisha Janaayo, ayaa hadana waxaa la soo warinayaa in Kooxda City ay ku sii dhawaanayso saxiixa Alexis Sanchez. Sanchez, ayaa si Xora uga tagi karaa Kooxdiisa Marka...

Hordhaca: Kulanka Chelsea Vs Arsenal & Conte Vs Wenger

Kooxda chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhawayn doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan semi-finalka League cup-ka. Labada kooxood ayaa markii 2-aad wada ciyaarayaya todobaad gudihii maadama ay 3 bishan bar-baro 3/3 ah ku galeen garoonka Emirates. Kooxda Arsenal ayaa...

Jack Wilshere Oo Heshiis Cusub U Saxiixaya Kooxdiisa Arsenal

 Arsenal ayaa go’aansatay inay heshiis cusub hordhigto laacibkeeda qadka dhexe ee Jack Wilshere. 26 jirkaan ayaa la filayaa inuu wadahadal rasmi ah la bilaabo kooxdiisa Arsenal isbuuca soo socda sida ay baahisay Mirror. Arsenal ayaa hordhigaysa Wilshere heshiis cusub, laakiin laacibka ayaa...

City Oo Xiriir La Sameysay Arsenal Si Ay £30m Ugu qaataan Sanchez

Manchester City ayaa laga yaabaa inay dhameystirto heshiiska ay kula soo saxiixaneyso Alexis Sanchez Isbuucaan ka dib markii ay wadahadal la furatay Gunners heshiis ku kacaya 30 milyan oo ginni. Madaxda Cityt, ayaa xiriir la sameeyay Gunners si ay u...

Xiriirka England oo ganaaxay Arsene Wenger

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Arsenal Arsene Wenger ayaa ganaax kala kulmay FA-ga dalka England waxaana lagu ganaaxay sadex kulan in uusan tarabuunka kooxdiisa ka daawan doono. Wenger ayaa ku qancin go'aankii garsoore Mike Dean uu guul ku laadka ku...

Chelsea iyo Arsenal oo ku heshiiyay dhibcaha

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa xalay wada ciyaaray kulan ciyaareed ka tirsanaa Premier League oo aad xiiso u lahaa laakiin ciyaartaasi ayaa ku soo dhamaatay bar-baro 2-2 ah. Qeybtii hore ee kulanka inta ay socotay labada kooxood ayaa waxay isku...