Home AC Milan

AC Milan

Juventus Oo Sanadkii Afaraad Oo Xiriir Ah Gaartay Kama Danbeysta Copa Italia

Kooxda Juventus ee horyaalka Talyaaniga ayaa xalay jabisay rikoodh cajiib waxaana markii afaraad oo xiriir ah ay iska xaadirisay tartanka Copa Italia, kadib markii ay afar dhamaadka tartankaasi ku garaacday kooxda Atalanta. Bianconeri iyo Atalanta ayaa lugtii hore ee kulankii...

Walcott Oo Tijaabada Caafimaadka U Maray Everton Xilli Uu Heshiis Shaqsi Ah La Gaaray

Theo Walcott ayaa lagu soo waramayaa inuu maray tijaabada caafimaadka islamarkaana uu heshiis shaqsi ah u saxiixay ka hor inta uusan 20 milyan oo ginni uga soo wareegin Arsenal uuna ku biiray Everton. 28 jirkaan ayaa la arkay isagoo ku...

AC Milan oo u gudubtay afar dhamaadka Coppa Italia

Kooxda AC Milan ayaa xaqiijisay booskeeda wareega 4 dhamaadka ciyaaraha Coppa Italia kadib markii xalay guul ay ka gaareen kooxda Inter Milan. AC Milan ayaa dhigeeda kaga gudubtay natiijo 1-0 ah markii ay kaga adkaadeen ciyaar daqiiqadihii loogu talagalay ku...

Everton Oo Qorsheynaysa Inay Dalab Ka Gudbiso Weeraryahan Ka Tirsan Arsenal

Everton ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u soo bandhigto Theo Walcott bilow cusub taasoo qeyb ka ah labada kooxood ee bisha soo socota, kuwaa oo laga yaabo inay Ciyaartooy isku dhaaafsadaan Bisha Janaayo.Taasi waa sida...

Gennaro Gattuso oo difaacay Gianluigi Donnarumma

(Milan) 15 Dec 2017-Tababaraha AC Milan Gennaro Gattuso ayaa weydiistay taageerayaasha inay joojiyaan bartilmaameedka Gianluigi Donnarumma ka dib markii goolhayahankan  da 'yarka uu kalsooni darro kala kulmay jamaahiirta AC Milan.  Donnarumma waxaa lagu sawiray isaga oo ku jira qolka labiska ee San Siro isla...

Ronaldo Oo Real Ku Cadaadinaya Inay Soo Qaataan Laacib Ka Tirsan Ac Milan

Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa bisha January. Iyadoo Karim Benzema uu la halgamayo booskiisa, xilli Gareth Bale uu qabo dhaawacyo halis ah ayaa Portuguese-ka laacibka u dhashay...

Halyeey Ronaldinho oo Shaaciyay Xiliga uu Kubada Cagta ka Fariisanayo

Halyeygii hore ee kooxda Barcelona iyo xulka Brazil ayaa shaaciyay xiliga uu ka fariisan doono guud ahaan ciyaaraha kubada cagta oo uu ku soo dhexjiray wax ka badan 10 sano. Ronaldinho ayaa labadii sano ee la soo dhaafay aan koox...

DEG DEG: Ac Milan Oo Ceyrisay Vincenzo Montella Badalkiisa Magacawday

Kooxda Kubada Cagta ee Ac Milan, ayaa shaqadii ka raacdeysay Macallinkoodii Vincenzo Montella, iyagoona Macallinka Cusub ee Kooxda u magacaabay Halyeygii hore ee Kooxda Milan Gennero Gattusa. Milan, ayaa sanadkaan la galiyay Lacago ad u fara badan inkastoo Kooxda aysan wali...

Lenardo Bonucci oo Maqnaan Kara Kulank dhexmari doona AC Milan iyo Juventus

Daafaca kooxda kubada cagta ee AC Milan  Leonardo Bonucci ayaa  Qarka u saaran in uu seegi kulanka sabtida soo aadan kooxa AC Milan ay booqan doonaan kooxda Juvenus. Leonardo Bonucci ayaa casaan looga saaray kulan shalay kooxdiisa ay la ciyaartay...

Arsenal Oo Ku Raad Joogta Saxiixa Wiilka Ac Milan Ka Tirsan Ee Andre Silva

Kooxda ka dhisan Waqooyiga Magaalada London ee Arsenal, ayaa si weyn u xiisaynaysa Laacibka Kooxda AQc Milan iyo qaranka Portugla Andre Silva, iyagoo doonaya in Xiddigaan ay la soo wareegaan marka la gaaro Bisha Janaayo ee soo aadan. The Sun...